{"id":68662,"date":"2020-11-28T21:42:15","date_gmt":"2020-11-28T18:42:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=68662"},"modified":"2020-11-28T22:45:03","modified_gmt":"2020-11-28T19:45:03","slug":"general-abukar-xuud-oo-bbc-da-u-sheegay-in-ay-kasoo-horjeedaan-caddaalad-darro-lagu-dhisay-hirshabeele","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/11\/general-abukar-xuud-oo-bbc-da-u-sheegay-in-ay-kasoo-horjeedaan-caddaalad-darro-lagu-dhisay-hirshabeele\/","title":{"rendered":"General Abukar Xuud oo BBC da U Sheegay In ay Kasoo Horjeedaan Caddaalad Darro Lagu Dhisay Hirshabeele."},"content":{"rendered":"<p>Generaal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo ah hoggaamiyaha Jabhada fadhiggoodu yahay deegaanka Ceelgaal ee dulleedka magaalada Beledweyne oo la hadlay BBC ayaa sheegay in ay diidan yihiin maamulka Hirshabeelle oo sida uu hadalka u dhigay ah maamul sharci darro lagu dhisay.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu sheegay in ay baalmartay heshiiskii markii horeba lagu soo dhisay maamulkan ee dhinaca awood qeysiga, taasoo keentay ayuu yiri bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan iska diidaan natiijada doorashadii dhawaantay ka dhacday Jowhar.<\/p>\n<p>&#8221;Hirshabeelle markii horeba sharci darro ayaa lagu dhisay, iyadoo ay sidaa tahay ayaa haddana la baalmaray heshiiskii markii horeba lagu aasaasay ee dhinaca awoodsiga ee ah madaxweynuhu ka yimaado gobolka Hiiraan, waxaana mas&#8217;uul ka ah arintaa dowladda dhexe ee federaalka oo ujeedada ay ka leedahay oo kaliya tahay in ay halkaa ka hesho xildhibaanno marka danbe iyaga u codeeya&#8221; ayuu yiri Generaal Xuud.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyay in arintan ay kala hadleen cidda ay quseyso ayuu sheegay in marar badan ay isku dayeen in ay wada hadal ka galaan laakiin waxba ka socon waayeen.<\/p>\n<p>&#8221;Haa waan la hadalnay doorashada ka hor laakiin ninka madaxweynaha sheeganaya wuxuu nagu yiri Anniga Nabad iyo Nolal ayaa i wadata&#8221; ayuu hadalkiisa raaciyay, isaga oo dhinaca kale sheegay in uusan madaxweyne u aqoonsaneyn Cali Guudlaawe islamarkaana iman karin magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>General Xuud ayaa sheegay in ujeedada jabhada aysan aheyn in dagaal wax lagu xaliyo, laakiin haddii leysku dayo ayuu yiri in la maquuniyo ku qasban yihiin in ay jawaab ka bixiyaan.<\/p>\n<p>Hadalka Generaal Xuud ayaan imanaya xili maanta magaalada Beledweyne ka dhaceen dibadbaxyo meelaha qaar rasaas leysku adeegsaday oo dhagayeen dad ka soo horjeeda maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Generaal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo ah hoggaamiyaha Jabhada fadhiggoodu yahay deegaanka Ceelgaal ee dulleedka magaalada Beledweyne oo la hadlay BBC ayaa sheegay in ay diidan yihiin maamulka Hirshabeelle oo sida uu hadalka u dhigay ah maamul sharci darro lagu dhisay. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu sheegay in ay baalmartay heshiiskii markii horeba lagu soo dhisay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":68663,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-68662","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68662","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68662"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68665,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68662\/revisions\/68665"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68663"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}