{"id":68574,"date":"2020-11-25T22:33:12","date_gmt":"2020-11-25T19:33:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=68574"},"modified":"2020-11-26T01:02:16","modified_gmt":"2020-11-25T22:02:16","slug":"gudoonka-golaha-shacabka-oo-musharaxiinta-hotel-jaziira-sheegeen-in-ay-la-qabaan-aragtidooda-wel-welka-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/11\/gudoonka-golaha-shacabka-oo-musharaxiinta-hotel-jaziira-sheegeen-in-ay-la-qabaan-aragtidooda-wel-welka-doorashada\/","title":{"rendered":"Gudoonka Golaha Shacabka oo Musharaxiinta Hotel Jaziira Sheegeen In ay La Qabaan Aragtidooda Wel Welka Doorashada."},"content":{"rendered":"<p>Ridwaan Xirsi Maxamed oo horey Ra&#8217;iisal Wasaare ku-xigeen uga soo noqday dalka Afhayeenka musharixiinta ku shirsan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shakiga laga qabo doorashada iyo hannaanka ay wax u maamuleyso madaxtooyada cid walba gaartay.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in kulan ay la yeesheen Guddoonka Sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya ku soo bandhiggeen xaalada guud ee dalku marayo iyo walaaca laga qabo in ay dalka ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah Isaga oo yiri &#8221; Waxaa xusid mudan in Guddoonka Golaha Shacabku naga ajiibeen martiqaadkii aynu u dirnay si fiicanna \u00a0inoo dhageysteen iyaga laftirkoodu cabiray in ay qabaan dareen la mid ah kan aynu ka qabno doorashada&#8221;<\/p>\n<p>Ridwaan ayaa intaa ku darray in shirkan oo maalintiisii shanaad galay ay ku soo biireen dhamaanba qeybaha kala duwan ee bulshada oo ku soo booqanayay sida uu hadalka ku dhigay madasha ay ku shirsan yihiin ee Hotelka Jazeera.<\/p>\n<p>&#8221;Waxeynu la kulannay Ururradii bulshada rayidka, waxaan is aragnay, Culimada, Waxgaradka, Haweenka iyo Dhalinyarrada Soomaaliyeed, sidoo kale waxaan khadka ku wada hadalnay xubnaha beesha caalamka oo dhamaantood aan la wadaagnay rabitaanka ah in ay dalkan ka dhacdo doorasho leysla ogol yahay&#8221; ayuu yiri Ridwaan Xirsi.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya wali wax war ah dhankeeda kama aysan soo saarin shirarka Muqdisho uga soconaya siyaasiyiinta mucaaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaa oo dhamaantood looga hadlayo arrimaha doorashada iyo in dowladdu ay u maamuleyso si aan isku dheeli-tirneyn.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ridwaan Xirsi Maxamed oo horey Ra&#8217;iisal Wasaare ku-xigeen uga soo noqday dalka Afhayeenka musharixiinta ku shirsan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shakiga laga qabo doorashada iyo hannaanka ay wax u maamuleyso madaxtooyada cid walba gaartay. Wuxuu sheegay in kulan ay la yeesheen Guddoonka Sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya ku soo bandhiggeen xaalada guud ee dalku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":68575,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-68574","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68574","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68574"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68593,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68574\/revisions\/68593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68575"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}