{"id":68555,"date":"2020-11-24T20:11:04","date_gmt":"2020-11-24T17:11:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=68555"},"modified":"2020-11-24T23:34:08","modified_gmt":"2020-11-24T20:34:08","slug":"shariif-xasan-sheekh-aadan-oo-sheegay-in-aaney-aqbli-doonin-doorasho-wareegga-koowaad-leysaga-guuleysanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/11\/shariif-xasan-sheekh-aadan-oo-sheegay-in-aaney-aqbli-doonin-doorasho-wareegga-koowaad-leysaga-guuleysanayo\/","title":{"rendered":"Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Sheegay In aaney Aqbli Doonin Doorasho Wareegga Koowaad Leysaga Guuleysanayo."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo khudbad ka jeedinayay shirka musharixiinta uga soconaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aysan aqbali doonin doorasho hal wareeg ah oo ku tilmaamay dhaqan waayadii ugu danbeeyay lala soo baxay.<\/p>\n<p>Shariif Xassan oo ka jawaabay hadalkii dhawaan sheegay Ra&#8217;iisal Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa yiri&#8221; \u00a0Wuxuu yiri Mahdi Guulleed Baydhabo hal wareeg ayaan ku guuleysanay, Baydhabo wixii ka dhacay waa la ogaa dad ayaa la xirxiray, Galmudug inkastoo dad raali ka ah ay jireen wixii ka dhacay waa la ogaa, Jowhar inkastoo dad raali ka ah ay jireen wixii ka dhacay waa la ogaa, Anniga ilaa Carta ayaan\u00a0dowladnimada Soomaaliya ku soo dhax jiray wali ma arag doorasho hal wareeg ku soo dhamaata, waxaan arki jirnay doorasho leysku daalo oo la baahdo \u00a0oo wareegyo dhowr ah leysla maro, sidaa\u00a0daraadeed doorasho hal wareeg ah waan diidnay&#8221; ayuu yiri Shariif Xassan Sheekh Aadan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayuu ku eedeeyay in uusan doorasho lala galo diyaar u aheyn, taa badalkeedana uu doonayo in uu isaga arrimihiisa iska maamusho waa sida uu hadalka u dhigay Shariif Xassan Sheekh Aadan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, waxaa uu meesha saaray in ay dalka colaad u horseedayaan\u00a0 isaga oo yiri&#8221; Annaga dad coladeed ma nihin inta Bani&#8217;aadam uu maslaxad rabo ayaan rabnaa taa hala ogaado&#8221;<\/p>\n<p>Musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa wali ku shirsan magaalada Muqdisho waxaana la filayaa in dhawaan ay soo saaraan war-murtiyeed la xiriira arrimaha doorashada.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo khudbad ka jeedinayay shirka musharixiinta uga soconaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aysan aqbali doonin doorasho hal wareeg ah oo ku tilmaamay dhaqan waayadii ugu danbeeyay lala soo baxay. Shariif Xassan oo ka jawaabay hadalkii dhawaan sheegay Ra&#8217;iisal Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa yiri&#8221; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":68556,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-68555","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68555"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68572,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68555\/revisions\/68572"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}