{"id":6850,"date":"2012-06-03T11:29:47","date_gmt":"2012-06-03T11:29:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6850"},"modified":"2012-06-03T11:38:49","modified_gmt":"2012-06-03T11:38:49","slug":"maamul-gobaleedka-puntland-oo-hanjabaad-xoogan-udirtay-maamul-gobaledka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/maamul-gobaleedka-puntland-oo-hanjabaad-xoogan-udirtay-maamul-gobaledka-somaliland\/","title":{"rendered":"Maamul Gobaleedka Puntland oo hanjabaad xoogan udirtay Maamul Gobaledka Somaliland."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/ciidamada_puntland_boosaaso_22_june.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/ciidamada_puntland_boosaaso_22_june.jpg\" alt=\"\" title=\"ciidamada_puntland_boosaaso_22_june\" width=\"500\" height=\"335\" class=\"alignnone size-full wp-image-6852\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/ciidamada_puntland_boosaaso_22_june.jpg 500w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/ciidamada_puntland_boosaaso_22_june-300x201.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegtay in marnaba u dulqaadan doonin daan daansiga ay Somaliland ku hayso qaar kamid ah gobolada.<\/p>\n<p>Wasiir kuxigeenka Amniga C\/Jamaal Cismaan Maxamed oo Saxaafadda la hadlayay ayaa sheegay in Puntland markasta ay difaacanayso dhulkeeda iyo dadkeeda oo aysan ogolaan doonin faragelinta qaawan kusoo sameynayso Somaliland.<\/p>\n<p>Wuxuu ku eedeeyay Somaliland in ay dhibaato ku hayso dadka ku nool gobolka Sanaag oo ay u dambeysay dhacdadii labo maalin kahor ka dhacay Xeebta Laasqoray markii Ciidanka Badda Somaliland isku dayeen in ay ka hortagaan Maraakiib qalab u waday Laasqoray.<\/p>\n<p>Mr.Cabdi Jamaal ayaa tibaaxay in Puntland markasta tixgelinayso deris wanaaga iyo Walaaltinimada iyadoo ugu baaqay Somaliland in sidoo kale ixtiraamto.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii wuxuu ugu baaqay Beesha Caalamka in arrintaan soo cusboonaaday ilgaar ah ku hayaan.<br \/>\nMaamulada Puntland iyo Somaliland ayaa in mudo ah ku muransanaa gobolada la isku yiraahdo Sool,Sanaag iyo Ceyn.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka warsom.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegtay in marnaba u dulqaadan doonin daan daansiga ay Somaliland ku hayso qaar kamid ah gobolada. Wasiir kuxigeenka Amniga C\/Jamaal Cismaan Maxamed oo Saxaafadda la hadlayay ayaa sheegay in Puntland markasta ay difaacanayso dhulkeeda iyo dadkeeda oo aysan ogolaan doonin faragelinta qaawan kusoo sameynayso Somaliland. Wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6850","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6850","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6850"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6850\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6853,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6850\/revisions\/6853"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}