{"id":68475,"date":"2020-11-19T21:11:09","date_gmt":"2020-11-19T18:11:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=68475"},"modified":"2020-11-20T00:57:13","modified_gmt":"2020-11-19T21:57:13","slug":"hayadda-nabadsugida-qaranka-soomaaliya-taliye-kuxigenkii-hore-oo-sheegay-in-gudiga-doorashada-ay-ku-jiraan-shan-xubnood-nisa-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/11\/hayadda-nabadsugida-qaranka-soomaaliya-taliye-kuxigenkii-hore-oo-sheegay-in-gudiga-doorashada-ay-ku-jiraan-shan-xubnood-nisa-ah\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliya Taliye Kuxigenkii Hore oo Sheegay in Gudiga Doorashada ay Ku Jiraan Shan Xubnood NISA ah."},"content":{"rendered":"<p>Taliye ku-xiggeenkii hore ee hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka Ismaaciil Daahir oo warbaahinta wareysi siiyay ayaa ka hadlay doodda ka taagan guddiyada doorashada iyo wax ka jira in ay ka mid yihii xubno ka tirsan hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka.<\/p>\n<p>Ismaaciil Daahir ayaa sheegay in guddiyada la magacaabay in ay jiraan sida uu hadalka u dhigay shaqsiyaad ka tirsan hay\u2019adda Nabad-sugida oo uu si gaar ah u garanayo\u2019\u2019 ilaa shan qof oo aan Anniga si gaar ah u garanayo ayaa ku jira guddiyada heer federaal iyo kuwa dowladda gobolleedyada intaba.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyay cadeymaha uu u hayo in ay guddiyada ka tirsan yihiin shaqsiyaad uu garanayo oo NISA ka tirsan ayuu yiri\u2019\u2019 Waa leys yaqaannaa shanta ruux ee aan kuu sheegay waliba waa shan ruux \u00a0oo \u00a0saraakiil Nabad-sugida ka tirsan ah, haddii ay shaqada ka taggeen oo ay hadda dad shacab ah yihiinna dowladda ayaa laga rabaa in ay cadeyntaa la timaado.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in ujeedada guddiyadan dhalinyarrada u badan loo magacaabay tahay in awood u sheegtaan islamarkaana maquuniyaan sida uu hadalka u dhigay Ergada beelaha ee dooranaya xildhibaan si markaa shaqsiga ay dowladda wadato loo soo saaro.<\/p>\n<p>Dhinaca kale mar uu ka hadlayay hadalkii ra\u2019iisal Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya uu shalay ka sheegay Tayaatarka Qaranka wuxuu sheegay Ismaaciil Daahir in hadalkaasi uu hor dhac u yahay qorshaha ay dowladdu wadato ee ah in doorashada lagu shubto.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Waad ogtihiin maamul gobolleedyada uu soo qaatay ee Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug doorashooyinkii ka dhacay waxey ahaayeen kuwo ay dowladdu maamuleysay xubnihii ay dowladda waatayna ku soo baxeen, marka wixii Uurka ku jira Afka ayaa Dafa ayeey Soomaalidu ku maahmaadaa, sidaa daraadeed Ra&#8217;iisal Wasaaraha ayaa cadeeyay sida ay doorahada ka damacsan yihiin\u2019\u2019ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dhankeeda ku adkeysaneysa in guddiyadan noqon doonaan kuwa maamulaya doorashada, halka mucaaradku-na ay ku doodayaan in aysan ka qeybgali doonin doorasho ay dowladdu iskeed u maamulaneyso.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliye ku-xiggeenkii hore ee hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka Ismaaciil Daahir oo warbaahinta wareysi siiyay ayaa ka hadlay doodda ka taagan guddiyada doorashada iyo wax ka jira in ay ka mid yihii xubno ka tirsan hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka. Ismaaciil Daahir ayaa sheegay in guddiyada la magacaabay in ay jiraan sida uu hadalka u dhigay shaqsiyaad ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":68476,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-68475","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68475"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68493,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68475\/revisions\/68493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68476"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}