{"id":6840,"date":"2012-06-03T09:01:24","date_gmt":"2012-06-03T09:01:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6840"},"modified":"2012-06-03T09:07:41","modified_gmt":"2012-06-03T09:07:41","slug":"hawlo-gallo-lagu-atkeenayo-amaanka-oo-maanta-ka-socanaya-qeyba-kamida-degmada-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/hawlo-gallo-lagu-atkeenayo-amaanka-oo-maanta-ka-socanaya-qeyba-kamida-degmada-afgooye\/","title":{"rendered":"Hawlo-gallo lagu atkeenayo amaanka oo maanta ka socanaya Qeyba Kamida Degmada Afgooye."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/afg.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/afg.jpg\" alt=\"\" title=\"afg\" width=\"556\" height=\"420\" class=\"alignnone size-full wp-image-6842\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/afg.jpg 556w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/afg-300x226.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 556px) 100vw, 556px\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Ciidanka Nabad Sugida DKMG ah ee soomaaliya ayaa howlgallo lagu sugayo amaanka waxay ka wadan qeyba ka mida Degmada afgooye ee Gobolka shabellaha hoose .<\/p>\n<p>Howlgalada hada socanaya ayaa saraakiisha ciidanka nabadsugida DKMG ah ee soomaaliya waxay ku shegen in lagu sugayo amaanka degmada afgooye oo ay dhawaan la wareegen gacan ku heynta degmadaasi ciidanka dowlada soomaaliya oo garab militeri ka helaya ciidanka AMISOM ee ka socda midowga Africa. <\/p>\n<p>Howlgalkani ayaa la sheegayaa in si weyn uu uga duwan yahay howl galadii hore ee looga bartay ciidanka Nabad sugida DKMG ah ee ay ka sameyn jireen aalaba deegaanada ay la wareegan. <\/p>\n<p>Mid ka mida dadka deeganka oo la hadashay  saxaafada  waxay u sheegtay in ciidanka ay guryaha ay mid mid baaritaano ugu sameynayaan isla markaana ay adkeynayaan xaalada amaanka xaafadahada degmada afgooye ee hada ay ka socdaan baaritaanada. <\/p>\n<p>Waa maalintii labaad oo howlgalo nabada degmada afgooye lagu sugayo ay wadaan ciidamada Nabadsugida  dowlada KMG ah ee soomaaliya. <\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaate maalintii shalay ayaay aheyd markii ciidanka nabab sugida DKMG ah ee soomaliya ayaa dhalinyarro aad u farabada ka soo qabqabtay deeganada duleedada magaalada muqdisho kuwaasi oo saraakiisha ciidanka nabadsugida ay sheegen in marka ay baaritaano ku sameeyan ay dib ugu celin doonan xoriyadooda cidii ay baaritaanada ay ku helen falalka looga shaki san yahay ay marsiin doonan maxkamad qaada dacwadahooda. <\/p>\n<p>Xafiiska warqabadaka warsom.com<br \/>\nmuqdisho.somaliya <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Ciidanka Nabad Sugida DKMG ah ee soomaaliya ayaa howlgallo lagu sugayo amaanka waxay ka wadan qeyba ka mida Degmada afgooye ee Gobolka shabellaha hoose . Howlgalada hada socanaya ayaa saraakiisha ciidanka nabadsugida DKMG ah ee soomaaliya waxay ku shegen in lagu sugayo amaanka degmada afgooye oo ay dhawaan la wareegen gacan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6840","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6840","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6840"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6843,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6840\/revisions\/6843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}