{"id":68372,"date":"2020-11-14T01:06:49","date_gmt":"2020-11-13T22:06:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=68372"},"modified":"2020-11-14T02:31:12","modified_gmt":"2020-11-13T23:31:12","slug":"qaramada-midoobay-oo-ogolaatay-in-soomaaliya-lagala-shaqeeyo-sidii-cunaqabateynta-hubka-looga-qaadi-lahaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/11\/qaramada-midoobay-oo-ogolaatay-in-soomaaliya-lagala-shaqeeyo-sidii-cunaqabateynta-hubka-looga-qaadi-lahaa\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo Ogolaatay In Soomaaliya Lagala Shaqeeyo Sidii Cunaqabateynta Hubka Looga Qaadi Lahaa."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\">Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horreeyay dowladda Soomaaliya ka oggolaaday in la magacaabo guddi ka shaqeeya ka qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, kaddib shirkii shalay ka dhacay xanunta Qaramada Midoobay ee New York.<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Inkasta oo Golaha Ammaanku uu hal sano dib u cusbooneysiiyay cunqabateynta, hadana guul ayay u aheyd Soomaaliya in guddi baaritaan ku sameeya loo saaro arrinkan, waxaana danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Osman (Abuukar Baalle) uu sheegay inay soo dhaweynayaan guddigan.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u201cWaan soo dhaweyneynaa tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee Golaha Ammaanku qaaday si wax looga qabto tabashooyinkeenna, kuwaas oo aan rajeyneyno inaan habraacooda uga wada shaqeyno si hufnaan leh\u201d Ayuu yiri Abukar Balle.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u201cJamhuuriyadda Federalka Soomaaliya waxay mar kale ku celineyaa in laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran ilaa 1992, waxaana adkeyneynaa muhiimada ay leedahay in si cad loo qeyxo marka ugu dambeysa ee la inaga qaadayo. Waxaan ka codsaneynaa beesha caalamka inay nagala shaqeyso, naguna taageerto dhismaha hey\u2019adaha dowliga ah, gaar ahaan kuwa ammaanka, si xal waara\u00a0 aan u gaarno, ugana hortagno halista, taasina waa habka kaliya ee noo sahli kara inaan dhisno nabad waarta \u201d ayuu Danjire Abuukar Baalle sii raaciyay.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Warbixinta Golaha Aammaanka ee sanadkan ayaa sidoo kale lagu oggolaaday in dowladda Soomaaliya ay dhismaha iyo tababarka ciidaneeda ay kala kaashan karto ciddii ay iyadu raalli ka tahay, taas oo meesha ka saareysa caqabado dhowr ah oo Soomaaliya ka heystay doorashada dadalka ay iyadu dooneyso.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Waxaa kale la isla soo qaaday in si wada jir ah looga shaqeeyo xakameynta waxyaabaha laga sameeyo qaraxyada ee EID ee Soomaaliya soogala, si looga fogaado musiibooyinka ku xeeran.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Diblomaasiyiinta Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyay dadaal dheer ugu jiray sidii Soomaaliya looga qaadi lahaa cunaqabteynta hubka, taas oo ragaadisay dhismaha ciidamada Soomaaliya iyo guud ahaan ammaanka dalka.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horreeyay dowladda Soomaaliya ka oggolaaday in la magacaabo guddi ka shaqeeya ka qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, kaddib shirkii shalay ka dhacay xanunta Qaramada Midoobay ee New York. Inkasta oo Golaha Ammaanku uu hal sano dib u cusbooneysiiyay cunqabateynta, hadana guul ayay u aheyd Soomaaliya in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":67783,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-68372","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68372"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68384,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68372\/revisions\/68384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67783"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}