{"id":6828,"date":"2012-06-02T12:48:36","date_gmt":"2012-06-02T12:48:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6828"},"modified":"2012-06-03T07:54:51","modified_gmt":"2012-06-03T07:54:51","slug":"ciidanka-xeebaha-oo-ka-hadlay-iska-hor-imaad-maraakiib-shisheeye-ku-dhex-maray-xeebta-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/ciidanka-xeebaha-oo-ka-hadlay-iska-hor-imaad-maraakiib-shisheeye-ku-dhex-maray-xeebta-sanaag\/","title":{"rendered":"Ciidanka xeebaha oo ka hadlay iska hor imaad maraakiib shisheeye ku dhex maray xeebta Sanaag."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/ciidan.jpg\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/ciidan.jpg\" alt=\"\" title=\"ciidan\" class=\"alignnone size-full wp-image-6830\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Hal askari ayaa ku dhaawacmay ciidanka ilaaladda xeebaha Sanaag, halka dhinaca kalena ay sheegteen in dhawr qof kaga dhaawacmeen iska hor imaadkaasi oo mid ka mid ah dhaawaciisu aad u culus yahay.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Ilaaladda xeebaha gobolka Sanaag Maxamed Yuusuf Otor, ayaa saxaafadda u sheegay in maraakiibtani ay u socdaan inay dhagax ka gurtaan xeebta Laas-qoray \u201cMaraakiibtaasi waxay ilaa hadda u socoto ma garanayno,laakiin waxa la leeyahay waa maraakiib u socota inay qaado dhagax iyo wax la mid ah horena sahankii ayaa loogu sameeyay,\u201dayuu yidhi Taliyaha ciidanka ilaaladda xeebaha Sanaag.<\/p>\n<p>Taliyuhu wuxuu intaasi ku daray \u201cCutub ka tirsan ciidanka ilaaladda xeebaha<br \/>\nayay is heleen, anagga hal askari ayaa iska hor imaadkaasi nagaga dhaawacmay. Ajanabi ayaana nalaga dagaalamayay maraakiibtaasi gudaheedda.<\/p>\n<p>Hadda agagaarka Laasqoray ayay ku sugan yihiin maraakiibtaasi oo kala ahaa hal xafaarad ah iyo laba markab.\u201d<\/p>\n<p>\u201cHub culus ayay isticmaalayeen oo dad ajanabi ahi ridayo oo qoryaha PKM-ka u badan, waxaan ku cadaynayaa inay ajanabi ahaayeenna anagaa indhahayahayaga ku aragnay xabaddana iyagaaba nagu bilaabay,\u201dayuu yidhi Maxamed Yuusuf Otor.<\/p>\n<p>Taliyaha xeebaha oo la weydiiyay inay maraakiibtaasi ay u socdeen inay dhisaan dekadda laas-qoray, waxa uu tilmaamay inay tahay arrintaasi mid ay dadweynaha deegaankaasi ay ku majaro habaabinayaan.<\/p>\n<p>Ciidammadda Ilaaladda xeebaha ee gobolka Sanaag iyo laba markab iyo hal xafaarad oo la sheegay inay macdan ka guranayaan marsadda Laas-qoray ee gobolkaasi ayaa iska hor imaad hubaysani ku dhex maray xeebta gobolka<br \/>\nSanaag. Waxaana iska hor imaadkaasi ka dhashay dhaawacyo soo gaadhay labada<br \/>\ndhinacba.<\/p>\n<p>Xafiiska Wararka Warsom.com<br \/>\n        Hargeysa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Hal askari ayaa ku dhaawacmay ciidanka ilaaladda xeebaha Sanaag, halka dhinaca kalena ay sheegteen in dhawr qof kaga dhaawacmeen iska hor imaadkaasi oo mid ka mid ah dhaawaciisu aad u culus yahay. Taliyaha Ciidanka Ilaaladda xeebaha gobolka Sanaag Maxamed Yuusuf Otor, ayaa saxaafadda u sheegay in maraakiibtani ay u socdaan inay dhagax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6828","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6828"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6832,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6828\/revisions\/6832"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}