{"id":68150,"date":"2020-11-02T21:40:36","date_gmt":"2020-11-02T18:40:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=68150"},"modified":"2020-11-02T22:49:00","modified_gmt":"2020-11-02T19:49:00","slug":"m-weyne-trump-oo-beeniyey-in-uu-qaadacayo-doorashada-hadii-looga-adkaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/11\/m-weyne-trump-oo-beeniyey-in-uu-qaadacayo-doorashada-hadii-looga-adkaado\/","title":{"rendered":"M\/weyne Trump oo Beeniyey In uu Qaadacayo Doorashada Hadii Looga Adkaado."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne Donald Trump ayaa beeniyay warbixin ah inuu si deg deg ah ugu dhawaaqi doono inuu ku guuleystey doorashada madaxweynenimada dalkiisa habeenka talaadada haddii ay u muuqato inuu ka horeeyo&#8217;Joe Biden.<\/p>\n<p>&#8220;Maya, maya taasi waxay ahayd warbixin been ah,&#8217; ayuu u sheegay suxufiyiinta ka dib markii uu ka degay North Carolina oo uu halkaas kula hadlayay taageerayaashiisa.<\/p>\n<p>Laakiin Trump wuxuu sheegay inuu diyaar u yahay inuu u diro qareennadiisa gobolada sida Pennsylvania oo kale si ay u hubiyaan codbixinta.<\/p>\n<p>Hadalka Trump ayaa kusoo aadaya iyadoo maalin kaliya ay ka dhiman tahay doorashada madaxtinimada Maraykanka oo ku beegan maalinta berito ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne trump ayaa loolan adag kala kulmidoona musharaxa la tartamaya joe Biden, oo kaga horeeyay codbixino tijaabooyin ah oo horey loo sameeyay.<\/p>\n<p>Soomaalida ayaa kamid ah dadka sida aadka isha ugu haya doorashada Maraykanka maadaama ay kamid yihiin dalalka muslimka ah ee madaxweye Trumo uu kusoo rogay xayiraada ka dhanka ah inay u safraan Maraykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Donald Trump ayaa beeniyay warbixin ah inuu si deg deg ah ugu dhawaaqi doono inuu ku guuleystey doorashada madaxweynenimada dalkiisa habeenka talaadada haddii ay u muuqato inuu ka horeeyo&#8217;Joe Biden. &#8220;Maya, maya taasi waxay ahayd warbixin been ah,&#8217; ayuu u sheegay suxufiyiinta ka dib markii uu ka degay North Carolina oo uu halkaas kula [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":68151,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-68150","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68150"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68152,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68150\/revisions\/68152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}