{"id":68064,"date":"2020-10-28T23:59:48","date_gmt":"2020-10-28T20:59:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=68064"},"modified":"2020-10-29T02:58:55","modified_gmt":"2020-10-28T23:58:55","slug":"africa-prize-oo-la-gudoonsiiyey-ilwad-elman-gabadh-soomaaliyeed-u-dhaqdhaqaada-arrimaha-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/10\/africa-prize-oo-la-gudoonsiiyey-ilwad-elman-gabadh-soomaaliyeed-u-dhaqdhaqaada-arrimaha-bulshada\/","title":{"rendered":"Africa Prize oo La Gudoonsiiyey Ilwad Elman Gabadh Soomaaliyeed U Dhaqdhaqaada Arrimaha Bulshada."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda dalka Jarmalka Heiko Maas ayaa guddoonsiiyay abaalmarinta Africa Prize ee sanadkiiba mar Jarmalku bixiyo Ilwad Elman oo ah gabar Soomaali dhalinyarro ah oo u dhaqdhaqaaqda Arrimaha bulshada.<\/p>\n<p>Munaasabad ka dhacday magaalada Barlin ee dalka Jarmalka ayeey Ilwad Elman ku guddoontay abaalmarintan oo ah mid la siiyo dadka waxqabadkooda siweyn looga dhax arko bulshada inteeda kale sanadkan 2020ka.<\/p>\n<p>&#8216;Waxaad u istaagtay adiga oo da&#8217;yar ah in aad caawiso dadka kuwooda ugu jilicsan, sida carruurta, ka hortaga xadgudubyada galmada ama cawinta kuwa ka badbaaday, gabdhaha,\u00a0 iyo caawinta dhibanayaasha xagjirnimada ayuu yiri Wasiirka Arimaha dibadda dalka Jarmalka Heiko Maas oo la hadlayay Ilwad Elman.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa intaa sii raaciyay &#8221;Waxaad noqotey isha dhiirrigelinta jiilka da&#8217;da yar ee Afrika maalmahan ay socdeen rabshadaha dhiigga badan ku daatay ee lagu laayay dadka rayidka.<\/p>\n<p>Ilwaad Elman Cali, waxaa dhalay Elman Cali Axmed oo ahaa nin si weyn looga yaqaanay Soomaaliya kahor inta aan la dilin.<\/p>\n<p>Ilwad ayaa dhankeeda sheegta in ay ku faraxsan tahay in abaalmarinta ay siisay fursad ay kula wadaagaan xaqiiqda dhabta ah ee nolosha Soomaaliya iyo baahida loo qabo iskaashi lala yeesho Jarmalka.<\/p>\n<p>&#8220;Nolasha kale ee isbadaleysa ayaa ka badan Burburka iyo Rasaasta, Waxaa jira nolol, bulshada ayaa jirta, jacayl ayaa jira, qosol ayaa jira oo adkeysi ayaa jira. hadda si ka badan sidii hore ayeey tiri Ilwad Elman.<\/p>\n<p>Abaalmarinta Africa Prize ayaa soo bilaabatay gudaha dalka Jarmalka sanadkii 1993dii, iyadoo muddadii intaa u dhaxeysay la guddoonsiiyay shaqsiyaad kala duwan oo lagu soo xushay waxqabadkooda marka la eego bulshooyinka ay ku dhax nool yihiin.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda dalka Jarmalka Heiko Maas ayaa guddoonsiiyay abaalmarinta Africa Prize ee sanadkiiba mar Jarmalku bixiyo Ilwad Elman oo ah gabar Soomaali dhalinyarro ah oo u dhaqdhaqaaqda Arrimaha bulshada. Munaasabad ka dhacday magaalada Barlin ee dalka Jarmalka ayeey Ilwad Elman ku guddoontay abaalmarintan oo ah mid la siiyo dadka waxqabadkooda siweyn looga dhax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":68065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-68064","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68064"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68086,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68064\/revisions\/68086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}