{"id":67765,"date":"2020-10-10T19:48:00","date_gmt":"2020-10-10T16:48:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=67765"},"modified":"2020-10-11T00:13:07","modified_gmt":"2020-10-10T21:13:07","slug":"booliska-b-weyne-oo-goob-fagaare-ah-ku-gubay-maan-dooriye-ay-gacanta-ku-dhigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/10\/booliska-b-weyne-oo-goob-fagaare-ah-ku-gubay-maan-dooriye-ay-gacanta-ku-dhigeen\/","title":{"rendered":"Booliska B\/weyne oo Goob Fagaare ah Ku Gubay Maan Dooriye ay Gacanta Ku Dhigeen."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Ciidamada Booliiska degmada Baledweyne ayaa maanta goob fagaare ah ku gubay qamri fara badan oo ay gacanta kusoo dhigeen kaasoo loo waday magaalada Muqdisho ee xarunta dalkeena Soomaaliya.<\/p>\n<p>Khamrigaan maanta la gubay ee loo wadday Muqdisho ayaa laga keenay dalka Itoobiya waxaana lagu soo dhex qariyay adeeg kale oo caadi ah sida xaaqimanka yaryar si aanan loo garan ama loo arkin dhalooyinka maandooriyaha ah.<\/p>\n<p>Taliyaha Saldhiga Booliiska magaalada Baledweyne laba xidigle Maxamed Maxamuud Qoorsheel ayaa sheegay in howlgalo ay ka sameyeen magaalada ay kusoo qabteen maandooriyaha qamriga iyo ninkii waday oo isna goobta qamriga lagu gubay lagu soo bandhigay.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale goobta maandooriyaha lagu gubayay ku sugnaa masuuliyiin ay ka mid ahayeen guddoomiyaha Maxkamada rayidka ee gobolka Hiiraan C\/raxiin Muxumed Taakooy iyo duqa degmada Baledweyne Nadar Tabaax Maalin.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamada rayidka C\/raxiin Taakooy oo goobta k hadlayay ayaa si weyn ugu amaanay ciidamada Booliska shaqada wanaagsan ay qabteen loona baahan yahay iney halkeeda kasii wadaan howlgalada lagula dagaalamayo waxyaabaha maanka dooriya wuxuuna sheegay in sharciga ay soo taagi doonaan shaqsigii lagu soo qabtay qamriga iyo cidii kale ee lagu qabta wax yaabahan oo kale ayuu yiri&#8221;Taakooy&#8221;<\/p>\n<p>Duqa degmada Baledweyne Nadar Tabaax Maalin oo iyana goobta maandooriyaha lagu gubayay ka hadashay ayaa ugu baaqday ciidamada Booliska Baledweyne iney sii laba jibaaraan howlgalada looga hortagayo waxyaabaha maanka dooriya oo mudooyinkii dambe aad ugu soo badanayay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska degmada Baledweyne ayaa maanta goob fagaare ah ku gubay qamri fara badan oo ay gacanta kusoo dhigeen kaasoo loo waday magaalada Muqdisho ee xarunta dalkeena Soomaaliya. Khamrigaan maanta la gubay ee loo wadday Muqdisho ayaa laga keenay dalka Itoobiya waxaana lagu soo dhex qariyay adeeg kale oo caadi ah sida xaaqimanka yaryar si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":67766,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-67765","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67765"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67775,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67765\/revisions\/67775"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}