{"id":6767,"date":"2012-06-01T19:42:43","date_gmt":"2012-06-01T19:42:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6767"},"modified":"2012-06-02T03:51:25","modified_gmt":"2012-06-02T03:51:25","slug":"waftigii-uu-hogaaminayay-wasiirka-maaliyada-somaliland-oo-maanta-kulan-la-yeeshay-hay%e2%80%99adaha-dawlada-ee-gobolka-awdal-kormeerna-ku-soo-sameeyay-mashaariicda-horumarineed-ee-dhinaca-wadooyinka-e","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/waftigii-uu-hogaaminayay-wasiirka-maaliyada-somaliland-oo-maanta-kulan-la-yeeshay-hay%e2%80%99adaha-dawlada-ee-gobolka-awdal-kormeerna-ku-soo-sameeyay-mashaariicda-horumarineed-ee-dhinaca-wadooyinka-e\/","title":{"rendered":"Waftigii Uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Hay\u2019adaha Dawlada Ee Gobolka Awdal."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/wasiirka.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6768\" title=\"wasiirka\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/wasiirka.jpeg\" alt=\"\" width=\"240\" height=\"199\" \/><\/a>Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka Maaliyada Somaliland ayaa xalay goor sii danbaysay soo gaadhay magaalada Boorama,waxa ayna saaka kulamo xogwaran iyo wada tashi ay la yeesheen maamulka heer gobol,heer\u00a0degmo iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Waftigan oo ka koobnaa wasiirka maaliyada Somaliland Mudane C\/casiis Maxamed Samaale agaasimayaasha wasaaradaha maaliyada,kaluumaysiga iyo xisaabiyaha guud ee Somaliland iyo saraakiil ciidan,waxa ayna warbixino dhaadheer oo baahiyaha gobolka iyo xaalada guudba ka warbixiyay maayorka magaalada Boorama C\/raxmaan shide Bile Iyo suduwayaasha Caafimaadka, shaqada iyo shaqaalaha, warbaahinta iyo maaliyada waxa ayna dhamaantood hoosta ka xaqiireen in obolakani uu ka maqan yahay baahiyaha aasaasiga ,dhinacyada gaadiika iyo ciidanka booliska oo ay sheegeen in uu ku yaryahay,<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/images-2.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6769\" title=\"images (2)\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/images-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"240\" height=\"179\" \/><\/a><br \/>\nKa dib markii uu dhamaaday xogwarankaas ayaa waxaa hadalka qaatay wasiirka maaliyada Somaliland Mudane C\/casiis Maxamed Samaale waxa uuna sheegay in ay soo wada mareen guud ahaan Gobolada Awdal\/Selel xarumahooda ayna warbixino wanaagsan ka dhagaysteen ,waxa uuna sheegay in baahiyahaas oo dhan ay xukuumada dhexe u gudbin doonaan lana eegi doono, waxa uuna ugu danbayn kula dardaarmay hawlwadeenadii xukuumada ee Gobolka Awdal in ay guntida dhiisha iska dhigaan si wada jirana ay u wada<br \/>\nshaqeeyaan taas oo uu sheegay in horumar lagu gaadhi doono.<br \/>\nGobogabadii kulankan ayaa waftigan oo uu hogaaminayo maayorka magaalada Boorama waxa uu soo mariyay mashaariicda dhinaca horumarineed ee wadooyinka waawayn ee magaalada Boorama ka socday kuwaas oo ay ishoodu soo qabatay saddex wado laamiya oo dhinaca xaafadaha magaalada Boorama dhex mara qaarkood ay ka socoto.\u201d<\/p>\n<p>Farxaan saleban&#8221;maskaro&#8221;<br \/>\nXafiiska Warqabadka warsom.com<br \/>\nHargeysa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka Maaliyada Somaliland ayaa xalay goor sii danbaysay soo gaadhay magaalada Boorama,waxa ayna saaka kulamo xogwaran iyo wada tashi ay la yeesheen maamulka heer gobol,heer\u00a0degmo iyo mas\u2019uuliyiin kale. Waftigan oo ka koobnaa wasiirka maaliyada Somaliland Mudane C\/casiis Maxamed Samaale agaasimayaasha wasaaradaha maaliyada,kaluumaysiga iyo xisaabiyaha guud ee Somaliland iyo saraakiil ciidan,waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6767","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6767","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6767"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6767\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6777,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6767\/revisions\/6777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6767"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6767"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6767"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}