{"id":67668,"date":"2020-10-03T19:58:31","date_gmt":"2020-10-03T16:58:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=67668"},"modified":"2020-10-03T23:35:13","modified_gmt":"2020-10-03T20:35:13","slug":"warbixin-la-daabacey-oo-tilmaameysa-inta-qof-ee-burcad-badeed-soomaali-ahi-qafaasheen-shantii-sano-ee-lasoo-dhaafay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/10\/warbixin-la-daabacey-oo-tilmaameysa-inta-qof-ee-burcad-badeed-soomaali-ahi-qafaasheen-shantii-sano-ee-lasoo-dhaafay\/","title":{"rendered":"Warbixin La Daabacey oo Tilmaameysa Inta Qof ee Burcad Badeed Soomaali ahi Qafaasheen Shantii Sano ee Lasoo Dhaafay."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Inkastoo aan Lasoo Qaadin Inta Burcad Badeednimo Loo Qabsadey ee Soomaali ah Hadana Warbixintu Waxey Tilmaameysaa In Badda Soomaaliya Loo Gacan Baneeyo Kuwa Sida Sharci Darada ah Uga Kaluumeysta,waxeyna Warbixintu Ku Bilaabaneysaa:-<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Shantii sano ee u dembeysay kooxaha Soomaalida ah ee burcad badeedka ah ayaa waxay Af-duubteen dad gaaraya 3600 oo ruux , iyagoo qafaalay una qabsaday madax furasho, waxayna\u00a0 lakala socdeen maraakiib iyo doonyo kala duwan oo gooshayay biyaha Soomaaliya iyo kuwa caalamiga ahba.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Hadda guud ahaan waxaa meesha ka baxay kooxahaasi, waxayna biyaha Soomaaliya noqdeen kuwa ammaan ah, sida ay sheegtay hay&#8217;adda caalamiga ah ee badaha IMB, waxay sidoo kale qeexday, in aysan jirin dad ay haaystaan dad burcad badeed ah gudaha Soomaaliya, waxaana u dembeeyay seddex ruux oo u dhashay dalka Iiraan oo dhowaan lasii daayay.<\/p>\n<p>Seddexda qof ee lasii daayay ayaa ka shaqeynayay marka FV Siraj waxaana lagu afduubtay Hobyo, bishii Maarso, waxayna hadda kusii jeedaan dalkooda, kadib markii loo dhammeeyay baaritaannadii la xiriiray COVID-19.<\/p>\n<p>Dhinaca kale hay&#8217;adda IMB waxay soo dhoweysay shaqaalaha markabkaas ee dib u helay xorriyaddooda, waxayna sidoo kale ka digeen in weli Maraakiibta maraya meelaha ku dhow biyaha Soomaaliya ay qabaan feejignaan xooggan,.<\/p>\n<p>Ciidamada badda ee caalamiga ah ayey IMB sheegtay in loo baahanyahay iney weli sii joogaan biyaha Soomaaliya, si markina uu u noqdo mid ammaan ah .<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Waxaa weli muuqanaya in kooxaha wax afuubta ee burcad badeedka Soomaaliyeed ay sahli karaan iney weli sii wadaan afduubka iyo weerarka maraakiibta .<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Illaa iyo hadda si rasmi ah looma soo werin wax weerar ah oo ka dhacay biyaha Soomaaliya sanadkii tegay iyo lixdii bilood ee hore\u00a0 ee sanadkan , balse sanadkii 2018-dii waxaa la weeraray seddex markab, laakiin ugu dembeyn waa lasii daayay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inkastoo aan Lasoo Qaadin Inta Burcad Badeednimo Loo Qabsadey ee Soomaali ah Hadana Warbixintu Waxey Tilmaameysaa In Badda Soomaaliya Loo Gacan Baneeyo Kuwa Sida Sharci Darada ah Uga Kaluumeysta,waxeyna Warbixintu Ku Bilaabaneysaa:- Shantii sano ee u dembeysay kooxaha Soomaalida ah ee burcad badeedka ah ayaa waxay Af-duubteen dad gaaraya 3600 oo ruux , iyagoo qafaalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":67669,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-67668","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67668"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67678,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67668\/revisions\/67678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}