{"id":67559,"date":"2020-09-24T23:13:16","date_gmt":"2020-09-24T20:13:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=67559"},"modified":"2020-09-25T07:35:55","modified_gmt":"2020-09-25T04:35:55","slug":"safiirka-dalka-sweden-u-fadhiya-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatey-gudoomiyaha-gmdq-xaliima-yarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/09\/safiirka-dalka-sweden-u-fadhiya-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatey-gudoomiyaha-gmdq-xaliima-yarey\/","title":{"rendered":"Safiirka Dalka Sweden U Fadhiya Soomaaliya oo Kulan La Qaatey Gudoomiyaha GMDQ Xaliima Yarey."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil ayaa waxay magaalada Muqdisho kulan kula yeelatay safiirka dalka Sweden u jooga Soomaaliya danjire Staffan Tillander, waxa ayna ka wada hadleen xaaladda dalka Soomaaliya iyo doorashooyinka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ka dhacay xafiiska Guddiga doorashooyinka ee dalka, waxaana lagusoo hadal qaaday xoojinta dimuquraaddiyada Soomaaliya iyo hannaanka doorashada dalka .<\/p>\n<p>Dowladda Sweden ayaa waxay sheegtay iney taagereyso Soomaaliya, laakiin Guddiga doorashada madaxa bannaan ayaa dowr muuqda ku laheyn, doorashada Soomaaliya marka la eego heshiiskii dhowaan lagu gaaray magaaladaa Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya iyo dowladda Faderaalka ah ayaa dhowaan shir ay ku yeesheen Muqdisho ku heshiiyay, in dalka uu galo doorasho dadban hase ahaatee Axzaabta Intooda Badan Ayaa kasoo Horjeeda Heshiisyada Madaxda m\/goboleedyada iyo Dawladda Federalka iyagoo Ku Doodaya In Heshiisyadaasi Ka Dhiganyihiin Shuruucdii Iyo Qawaaniintii Dalka oo Lagu Tuntay Lana Baal Marey.<\/p>\n<p>Shuruucda Dalka Hadii Qof Walba Siduu Rabo ama Dantiisu Ku Jirto uu u Bedeli karo oo Meesha Ay Timaado La Jiifiyaana Bannaan La Joojiyaana Bannaan Kala Dabeyn iyo Ixtiraam wey u Dhamaaneysaa Inta Qawaaniinta Jabisayna Anagu Waan Dacweyneynaa Lagamna Hari Doono,Anaga Xisbiyada Haddaan nahey Xuquuq Dhaqaale Maaliyadeed Ayaa Naga Maqan oo 4sano Ku Dhawaad Naga Baxeysay Waanan Ku Dacweyn Doonaa Cidda Ay Khuseyso Ayuu Yiri Mid Kamid ah Madaxda Xisbiyada.<\/p>\n<p>Halka ay Daneeyayaasha ama beesha caalamku ay arrinta Doorashada Dadban aad u saluugtay.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil ayaa waxay magaalada Muqdisho kulan kula yeelatay safiirka dalka Sweden u jooga Soomaaliya danjire Staffan Tillander, waxa ayna ka wada hadleen xaaladda dalka Soomaaliya iyo doorashooyinka. Kulanka ayaa ka dhacay xafiiska Guddiga doorashooyinka ee dalka, waxaana lagusoo hadal qaaday xoojinta dimuquraaddiyada Soomaaliya iyo hannaanka doorashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":67560,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-67559","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67559","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67559"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67559\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67575,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67559\/revisions\/67575"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67560"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67559"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67559"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67559"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}