{"id":67453,"date":"2020-09-18T20:20:32","date_gmt":"2020-09-18T17:20:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=67453"},"modified":"2020-09-18T21:05:49","modified_gmt":"2020-09-18T18:05:49","slug":"r-wasaarihii-hore-xasan-cali-khayre-iyo-axmed-madoobe-oo-soo-dhaweeyey-r-wasaaraha-la-magacaabey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/09\/r-wasaarihii-hore-xasan-cali-khayre-iyo-axmed-madoobe-oo-soo-dhaweeyey-r-wasaaraha-la-magacaabey\/","title":{"rendered":"R\/wasaarihii Hore Xasan Cali Khayre iyo Axmed Madoobe oo Soo Dhaweeyey R\/wasaaraha La Magacaabey."},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin iyo siyaasiyiin uu kamid yahay ra\u2019iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhoweeyay magacaabistii xalay ee wasiirka koowaad ee dowladda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, waxayna dhammaan Alle uga baryeen inuu xilka u fududeeyo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaraaihii hore ee Soomaaliya Xaasan Cali Kheyre ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, waxa uu ku sheegay inuu soo dhoweynayo ra\u2019iisul wasaaraha cusub, waxa uuna ugu baaqay guud ahaan bulshada Soomaaliyeed in lagu garab istaago gudashada xilkan adag ee loo magacaabay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay soo magacaabista wasiirka koowaad ee xukuumadda, waxa uuna sheegay in loo baahanyahay in xukuumadda cusub uu hoggaamin doono ay ka shaqeeyaan arrimaha doorashada Soomaaliya , waxa uuna ugu baaqay guud ahaan madaxda kala duwan iney si furan ula shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay u magacaabay Maxamed Xuseen Rooble Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, waxayna magacaabistiisa imaaneysa xilli dalka uu isu diyaarinayo doorasho .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin iyo siyaasiyiin uu kamid yahay ra\u2019iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhoweeyay magacaabistii xalay ee wasiirka koowaad ee dowladda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, waxayna dhammaan Alle uga baryeen inuu xilka u fududeeyo. Ra\u2019iisul wasaraaihii hore ee Soomaaliya Xaasan Cali Kheyre ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, waxa uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":67454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-67453","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67453","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67453"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67455,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67453\/revisions\/67455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}