{"id":6735,"date":"2012-06-01T09:30:48","date_gmt":"2012-06-01T09:30:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6735"},"modified":"2012-06-01T09:34:30","modified_gmt":"2012-06-01T09:34:30","slug":"cudubyo-ka-tirsan-ciidamda-dalka-jabuuti-oo-maanta-gaaray-magaalada-baladweyne-oo-xarun-u-ah-gobalka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/cudubyo-ka-tirsan-ciidamda-dalka-jabuuti-oo-maanta-gaaray-magaalada-baladweyne-oo-xarun-u-ah-gobalka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Cudubyo Ka tirsan Ciidamda Dalka Jabuuti oo maanta Gaaray Magaalada Baladweyne oo Xarun u ah gobalka Hiiraan."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Ciidamada-Jabuuti-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Ciidamada-Jabuuti-1.jpg\" alt=\"\" title=\"Ciidamada-Jabuuti-1\" width=\"640\" height=\"411\" class=\"alignnone size-full wp-image-6736\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Ciidamada-Jabuuti-1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/Ciidamada-Jabuuti-1-300x192.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Cutubyo ka tirsan ciidamada Jabuuti oo ka tirsan AMISOM ayaa saakay gaaray magaalada B\/Weyne ee gobolka Hiiraan, waxaana imaatinka ciidamadaasi oo qabanqaabadeeda saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ay ka socotay magaalada B\/Weyne la sheegayaa in saakay si diiran loogu dhoweeyay B\/Weyne.<\/p>\n<p>Waddooyinka waaweyn  ee magaalada B\/Weyne ayaa saakay lagu arkayay dadweyne raxan raxan u socda oo iyagu ka qeyb qaadanaya soo dhoweynta ciidamada AMISOM\/D\u2019Jibouti, iyadoona saakay dadweynaha reer Hiiraan ay ciidamadaasi ku soo dhoweeyeen caleemo qoyan iyo mashxarad aan horay loo arag.<\/p>\n<p>Imaatinka Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa noqonaya markii ugu horeysay oo ay ka howlgalaan meel ka baxsan magaalada Muqdisho, iyadoona arrintani qeyb ka noqoneyso tallaabooyinka waaweyn oo ciidamada AMISOM ay ku tallaabsanayaan nabadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saraakiil ka socota Midowga Afrika, AMISOM, madax ka socota Hay\u2019adaha UN-ka iyo maamulka Hiiraan isku afgartay qaabka ciidamada Jabuuti ay u imaanayaan magaalada B\/Weyne iyo howlgalkooda la xariira nabad ku soo dabaalida guud ahaan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C\/Fataax Maxamed Xasan ayaa ka warbixiyay kulamo kala duwan oo uu la yeeshay madaxda Midowga Afrika, UNka iyo AMISOM, wuxuuna sheegay in ciidamada Jabuuti howlgalkoodu aanu ku ekaan doonin magaalada B\/Weyne balse gobolka oo dhan ay ka howlgelayaan.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Jabuuti ee imaanaya magaalada B\/Weyne waxay dadka ka caawinayaan sidii gargaar loo gaarsiin lahaa\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha gobolka Hiiraan C\/Fataax Xasan Afrax oo sheegay in dadka gobolka ay si weyn u soo dhoweeyeen.<\/p>\n<p>Dhinaca kale garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada B\/Weyne ayaa saakay ka soo degay cutubkii ugu horeeyay ee ciidamada AMISOM\/Jabuuti, waxaana ciidamadaasi loo daabulay fariisimo iyo xerooyin horay loogu sii diyaariyay.<br \/>\nXafiiska warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Cutubyo ka tirsan ciidamada Jabuuti oo ka tirsan AMISOM ayaa saakay gaaray magaalada B\/Weyne ee gobolka Hiiraan, waxaana imaatinka ciidamadaasi oo qabanqaabadeeda saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ay ka socotay magaalada B\/Weyne la sheegayaa in saakay si diiran loogu dhoweeyay B\/Weyne. Waddooyinka waaweyn ee magaalada B\/Weyne ayaa saakay lagu arkayay dadweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6735","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6735","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6735"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6738,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6735\/revisions\/6738"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}