{"id":67348,"date":"2020-09-12T00:45:10","date_gmt":"2020-09-11T21:45:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=67348"},"modified":"2020-09-12T03:04:10","modified_gmt":"2020-09-12T00:04:10","slug":"barnaamilkii-tubaha-xilligii-khayre-oo-gabiaanba-la-baabiyey-waa-maxey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/09\/barnaamilkii-tubaha-xilligii-khayre-oo-gabiaanba-la-baabiyey-waa-maxey-sababtu\/","title":{"rendered":"Barnaamilkii Tubaha Xilligii  Khayre oo Gabi&#8217;aanba La Baabiyey\/waa Maxey Sababtu?"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Golaha Xukumadda xil gaarsiinta Soomaaliya ayaa kulan aaan caadi aheyn oo ay isbuucan yeesheen ku baab\u2019iyey Baanaamijka Tubaha Qaranka oo saddexdii sanno iyo barkii la soo dhaafay ahaa halbeega ay ku shaqeynaysay xukuumadda.<\/p>\n<p>Sida ay illo xog-ogaal ah ugu warameen Warbaahinta Barnaamijka Tubaha ayaa ujeedka loo sameeyay lagu sheegay awood siinta xubno ka tirsanaa xafiiska ra\u2019isulwasaarahii hore ee xilka laga qaaday Xasan Cali Kheyre, kuwaas oo kala maamulayey lixda tubbood ee la hoos geeyay wasaaradaha, marar badana ka soo muuqan jiray kulamada wasaaradaha, iyagoo ku matalaya xafiiska ra\u2019isulwasaaraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiin ka tirsan qaar ka mid ah wasaaradaha ay kor joogteyn jireen Tubaha Qaranka ayaa HOL u sheegay in barnaamijkani uu caqabad ku ahaa wasaaradaduhu inay u madax bannaanaadaan howlahooda shaqo, iyagoo ku dooday in aanay macno sameynin in ra\u2019isulwasaare uu ku kalsoonaan waayo Wasiiradii uu magacaabay, midaas oo ay sheegeen in marar badan ay tabashooyin ka gudbiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Si ka duwan dadka qaba in barnaamijka Tubaha lagu maroorsaday awoodihii Wasaaradaha, ayay xubno kale qabaan in barnaamijkani ahaa hab lagu qiimeyo meesha ay mareyso shaqada dowladda iyo wixii ka qabsoomay qorsheyashii loo dejiyay Wasaaradaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Barnaamijka Tubaha Qaranka ayaa ka koobnaa afar tubbood kuwaas oo kala ahaa; Tubta Horumarinta Dhaqaalaha, Tubta Amniga iyo Caddaaladda, Tubta Arrimaha bulshada iyo Tubta Siyaasadda loo dhanyahay. Tub walba oo ka mid ah barnaamijkan ayaa lahaa u qeybsame u gaar ah, kuwaas oo qorshaha xafiiska ra\u2019isulwasaaraha ku maamuli jiray Wasaaradaha la hoos geeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma cada sababta ku soo beegtay in xilligan meesha laga saaro barnaamijka Tubaha iyo in xukuumadda xilka sii heysa ay ku bedelli doonto barnaamij kale.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Xukumadda xil gaarsiinta Soomaaliya ayaa kulan aaan caadi aheyn oo ay isbuucan yeesheen ku baab\u2019iyey Baanaamijka Tubaha Qaranka oo saddexdii sanno iyo barkii la soo dhaafay ahaa halbeega ay ku shaqeynaysay xukuumadda. Sida ay illo xog-ogaal ah ugu warameen Warbaahinta Barnaamijka Tubaha ayaa ujeedka loo sameeyay lagu sheegay awood siinta xubno ka tirsanaa xafiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":67349,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-67348","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67348"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67356,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67348\/revisions\/67356"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67349"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}