{"id":6732,"date":"2012-06-01T08:59:57","date_gmt":"2012-06-01T08:59:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6732"},"modified":"2012-06-01T13:36:45","modified_gmt":"2012-06-01T13:36:45","slug":"kulan-looga-hadlayay-nabad-gelyada-siyaasada-iyo-dhaqaalaha-oo-maanta-ka-dhacay-xarunta-dhexe-ee-xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/kulan-looga-hadlayay-nabad-gelyada-siyaasada-iyo-dhaqaalaha-oo-maanta-ka-dhacay-xarunta-dhexe-ee-xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Kulan Looga Hadlayay Nabad gelyada  Siyaasada Iyo Dhaqaalaha oo maanta Ka Dhacay Xarunta  Dhexe ee Xisbiga Midnimada jamhuuriga Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/xisbigga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6764\" title=\"xisbigga\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/xisbigga.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/xisbigga.jpg 540w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/xisbigga-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a>WAKAALADDA WARARKA WARSOM<\/p>\n<p>Kulan ay yeesheen xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna shir gudoominayey kusimaha madaxweyne darman ahna gud kuxigenka xmjs md cali maxamed nuux timajilic ayaa lagaga hadley xaalada dalku marayo waqtigan,sida nabad gelyada siyaasada iyo dhaqaalaha,waxaana dood kadib leysku afgartey qodobadan.<\/p>\n<p>1 xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed isagoo cadeynaya mawqifkiisa shirka turkiga wuxuu caalamka u sheegayaa in shirkaasi uusan waxba ka bedelneyn shirarkii hore loogu qabtey debedaha inta shirarka soomaaliya lagu qabanayo debedahana aan xalka soomaaliya la<br \/>\ngaareyn.<\/p>\n<p>2 xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed wuxuu ka codsanayaa dawlada turkiga in aysan dawo uga dhigin shacabka soomaaliyeed wax ay hore ugu bogsan weysey isla markaasna ay<br \/>\nka leexato jidka ay mareen dawlado dano gaara ka leh soomaaliya.<\/p>\n<p>3 xmjs wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa maamulka gobolka banaadir ee uu hugaamiyo gud.gobolka ahna duqa magaalada muqdisho maxamuud axmed nuur(tarsan) hawlaha baaxada leh ee ay ka wadaan muqdisho awgeed,isla markaana uu xisbigu balan qaadayo in uu garab istaago maamulka gobolka dhinac walba oo horumarinta magaalada muqdisho la xiriirta insha allah.<\/p>\n<p>Waxaana ugu danbeyntii ka codsadeen xubnaha shirku in shacabku taageero qofki wadaniyad iyo horumar la yimaada ayna iska daayaan caadifad iyo nin jecleysi aan dani ugu jirin danta guud ee bulshada soomaaliyed  ayna usoo jeestaan dib u dhiska dalka.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM Kulan ay yeesheen xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna shir gudoominayey kusimaha madaxweyne darman ahna gud kuxigenka xmjs md cali maxamed nuux timajilic ayaa lagaga hadley xaalada dalku marayo waqtigan,sida nabad gelyada siyaasada iyo dhaqaalaha,waxaana dood kadib leysku afgartey qodobadan. 1 xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed isagoo cadeynaya mawqifkiisa shirka turkiga wuxuu caalamka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6732","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6732"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6734,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6732\/revisions\/6734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}