{"id":67241,"date":"2020-09-06T22:46:41","date_gmt":"2020-09-06T19:46:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=67241"},"modified":"2020-09-06T23:15:11","modified_gmt":"2020-09-06T20:15:11","slug":"soomaalida-in-lagu-mideyn-karo-guurka-buug-ka-hadlaya-oo-muqdisho-lagu-soo-bandhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/09\/soomaalida-in-lagu-mideyn-karo-guurka-buug-ka-hadlaya-oo-muqdisho-lagu-soo-bandhigay\/","title":{"rendered":"Soomaalida In Lagu Mideyn Karo Guurka Buug Ka Hadlaya oo Muqdisho Lagu Soo Bandhigay."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagusoo bandhigay buug ka hadlaya arrimaha bulshada gaar ahaan guurka iyo hannaanka ugu wanaagsan ee gayaannadu isu xulan karaan,\u00a0 taas oo qeyb ka noqon karta sida ugu habboon ee bulshada la isugu xeri karo.<\/p>\n<p>Buuggan lasoo bandhigay ayaa lagu magacaabaa &#8220;Kala Guurtaye Guurka ku midee&#8221; waxaana qoray aqoonyahan Cabdirashiid Dhaqane Axmedsuufi oo kamid ah bahda hal-abuurka iyo qalinleyda Soomaaliyeed,\u00a0 muddana ka shaqeynayay arrimaha bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p>Munaasabadda lagusoo bandhigayay ayaa waxaa kasoo qeyb-galay dhaqan-yaqaanno,\u00a0 aqoonyahanno iyo dhalinyaro. Waxayna dhammaan dhalinyaradii kasoo qeyb-galay ay aad usoo dhoweeyeen qisooyinka iyo cilmi baarista uu qoraagu kusoo bandhigay buugga ee ku saabsan micnaha xididka iyo in dhalinyarada Soomaaliyeed ay sameeyaan guur isu furan oo Soomaalida dhexdeeda ah.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah aqoonyahannadii ka qeyb-galay bandhigga buugga &#8220;Kala Guurtaye\u00a0 Guurka ku midee&#8221; ayaa kasoo qeyb-gelayaasha kula dardaarmay iney wax akhriyaan si garaadka bulshada uu kobac u sameeyo.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan arkay soddonkii sano ee Soomaaliya ku jirtay bur burka in cid kasta ay ku laabatay deegaankii ay ku badnaayeen,\u00a0 haddaba si xal loo gaaro,\u00a0 Waxaan muhiim u arkay in guurka uu yahay waxyaabaha bulshada lagu mideyn karo,\u00a0 buuggana wuxuu qeyb ka yahay dhaqan bulsho ahaan Soomaalida kala baadday la isugu keeni karo &#8221; ayuu qoraa Cabdirashiid Dhaqane u sheegay Warbaahinta..<\/p>\n<p>Soomaalida ayaa dhaqan ahaan isku xushmeyso xididka iyo guurka,\u00a0 waxaana dhammaan aqoonyahankii ka qeyb-galay munaasabadda ay isku raaceen in aragtida buuggan qaataan da&#8217;yarta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagusoo bandhigay buug ka hadlaya arrimaha bulshada gaar ahaan guurka iyo hannaanka ugu wanaagsan ee gayaannadu isu xulan karaan,\u00a0 taas oo qeyb ka noqon karta sida ugu habboon ee bulshada la isugu xeri karo. Buuggan lasoo bandhigay ayaa lagu magacaabaa &#8220;Kala Guurtaye Guurka ku midee&#8221; waxaana qoray aqoonyahan Cabdirashiid Dhaqane Axmedsuufi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":67242,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-67241","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67241"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67249,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67241\/revisions\/67249"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67242"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}