{"id":6720,"date":"2012-05-31T09:07:59","date_gmt":"2012-05-31T09:07:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6720"},"modified":"2012-05-31T09:12:39","modified_gmt":"2012-05-31T09:12:39","slug":"ra%e2%80%99iisul-wazaaraha-soomaaliya-cwali-max%e2%80%99ed-cali-gaas-oo-la-kulmay-odayaasha-dhaqanka-ee-ku-sugan-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/ra%e2%80%99iisul-wazaaraha-soomaaliya-cwali-max%e2%80%99ed-cali-gaas-oo-la-kulmay-odayaasha-dhaqanka-ee-ku-sugan-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wazaaraha soomaaliya c\/wali max\u2019ed cali  Gaas Oo la kulmay odayaasha Dhaqanka ee Ku Sugan Dalka Turkiga."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/kkkkkkkkkk.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/kkkkkkkkkk.jpg\" alt=\"\" title=\"C.wali gaas\" width=\"600\" height=\"450\" class=\"alignnone size-full wp-image-6721\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wazaare Gaas oo ku sugan dalka turkiga halkas uu kaga qeyb galayo shirka madax dhaqameedyada  iyo bulshada rayidka ee ka socda dalka turkiga gaar ahaan caasimada labaad ee istanbuul, halkaas oo uu kula kulmay maanta odayaasha ka qeyb galay shirka isla markaana uu ka soo jeediyay khudbad Taariikhi ah .<\/p>\n<p>\u201caad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in aan soo boqdo madax dhaqameedyada soomaaliyeed iyo qeybaha kal duwan ee bulshada rayid ka ah waana muhiim shirkiina waxa aan ka dhursugnaaba waaa ogaankiina iyo wixii aad isku raacdaaan \u201cayuu yiri mr gaas<\/p>\n<p>Sidoo Kale ra\u2019iisul wazaaraha ayaa ka warbixiyay Road-map ka si uu ku soo bilowday iyo in 10 kii bilood ee u dambeysay ay soomaalidu go;aansaden anay wadajir wax ku qabsadaan isla markaana uu sheegay inay jiraan Hoy umar la taaban karo<\/p>\n<p>\u201chormarka lagu dhaqaaqay waxaa ka mid ah  dhanka amniga ,iyo Dib u hishiisiinta,isgaarsiinta iyo xiriirka maamulada gobaleedyada iyo Dowlada ,midda ugu muhiimsan ee soomaali u qabsoomtay waa dastuurka aynu sameysanay oo ah mid lagu faani karo iyo waliba maamul wanaagsan \u201c sidaa ayuu yiri <\/p>\n<p>Sidoo kale ra\u2019iisul wazaaraha wuxuu sheegay  inay muhiim tahay in la soo afjaro muranka qotada dheeraaday iyo Xiliga KMG ah oo uu sheegay in dalku uu ku soo jiray KMG Muddo 12 Sano ah Isla markaana Waddamada caalamka ee la midka ahaa soomaaliya aysan KMG soo noqon .Hadaba Si Looga Baxo KMG Ayuu Mr Gaas Sheegay inay lama huraan tahay in la helo Dastuur Iyo Baarlamaan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wazaaraha  Khudbaddiisa marka uu dhameysay waxaa codbaahiya  lagu soo dhaweyay ergayga Gaarka ah Ee Xoghayaha guud ee qaramada middoobe Augstine mahiga oo Sharaxaad ka bixiyay Dastuurka Sidoo Kale Waxaa dastuurka Sharaxaad ka bixiyay Waziirka Dastuurka Iyo Dib-u-hishiisiinta Mudane Cabdi Raxmaan Xiish Jabra.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wazaaraha Iyo wafdigiisa markii Ay Ka soo amba bexeen Goobga uu ka soconayay ayaa waxaa Socdaal Ku soo maray Goobaha Taariikhiga ah ee magaalada Istanbuul  oo dowlada turkiga ku soo marisiisay Goobaha ugu Caansan Ra\u2019iisul wazaaraha iyo wafdigiisa.<br \/>\n<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/22222.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/22222.jpg\" alt=\"\" title=\"22222\" width=\"600\" height=\"450\" class=\"alignnone size-full wp-image-6723\" \/><\/a><br \/>\nXafiiska Warqabadka warsom.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Ra\u2019iisul wazaare Gaas oo ku sugan dalka turkiga halkas uu kaga qeyb galayo shirka madax dhaqameedyada iyo bulshada rayidka ee ka socda dalka turkiga gaar ahaan caasimada labaad ee istanbuul, halkaas oo uu kula kulmay maanta odayaasha ka qeyb galay shirka isla markaana uu ka soo jeediyay khudbad Taariikhi ah . \u201caad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6720","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6720","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6720"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6720\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6724,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6720\/revisions\/6724"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}