{"id":67164,"date":"2020-09-02T03:17:06","date_gmt":"2020-09-02T00:17:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=67164"},"modified":"2020-09-02T03:18:59","modified_gmt":"2020-09-02T00:18:59","slug":"magaalada-balcad-ee-g-shabeelaha-dhexe-oo-laga-dhagax-dhigay-dugsiga-beeraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/09\/magaalada-balcad-ee-g-shabeelaha-dhexe-oo-laga-dhagax-dhigay-dugsiga-beeraha\/","title":{"rendered":"Magaalada Balcad ee G\/shabeelaha Dhexe oo Laga Dhagax Dhigay Dugsiga Beeraha."},"content":{"rendered":"<p>Sii hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo wasiirka waxbarashada Hirshabeelle Dr. Cabdullaahi Abuukar Xuseen ayaa waxay maanta ka dhagax dhigeen degmada Balcad dugsiga waxbarashada beeraha ee magaaladaas.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay iney ka go&#8217;antahay dowladda Soomaaliya kor u qaadista aqoonta iyo sidii looga faa&#8217;ideysan lahaa kheyraadka qarankan uu leeyahay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa naga go&#8217;an in aan dalka ka hir-gelinno aqoon tayo leh,\u00a0 dugsigaan magacan oo keliya ayaa loogu yeeri karaa&#8221;\u00a0 ayuu sii hayaha wasiirka waxbarashada Soomaaliya u sheegay warbaahinta.<\/p>\n<p>Dhinaca kale maamulka Hirshabeelle ayaa soo dhoweeyay dhagax dhigga dugsiga waxbarashada beeraha ee degmada Balcad.<\/p>\n<p>Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa ku tiirsan Xoolaha,\u00a0 jillaabka iyo beeraha,\u00a0 Waxa uuna noqonayaan dugsigaan 30 sano kadib,\u00a0 kii ugu horreeyay ee laga hir-geliyay koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sii hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo wasiirka waxbarashada Hirshabeelle Dr. Cabdullaahi Abuukar Xuseen ayaa waxay maanta ka dhagax dhigeen degmada Balcad dugsiga waxbarashada beeraha ee magaaladaas. Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay iney ka go&#8217;antahay dowladda Soomaaliya kor u qaadista aqoonta iyo sidii looga faa&#8217;ideysan lahaa kheyraadka qarankan uu leeyahay. &#8220;Waxaa naga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":67165,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-67164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67164"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67166,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67164\/revisions\/67166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}