{"id":6706,"date":"2012-05-31T06:09:46","date_gmt":"2012-05-31T06:09:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6706"},"modified":"2012-05-31T06:22:07","modified_gmt":"2012-05-31T06:22:07","slug":"dagaal-culus-oo-saaka-mar-kale-ka-bilowday-gobalka-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/dagaal-culus-oo-saaka-mar-kale-ka-bilowday-gobalka-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"Dagaal culus oo Saaka Mar kale Ka Bilowday Gobalka Jubbada Hoose."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/afmadoob.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6708\" title=\"afmadoob\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/afmadoob.jpg\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"450\" \/><\/a><\/p>\n<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Wararka Saaka ka soo ifbaxaya degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay tibaaaxayaan in Daryanka iyo dagaal  culus  oo u dhaxeeya Ciidamada Kenya iyo kuwa dowladda oo isku garab ah iyo dagaalyahanada xarakada mujaahidiinta Al- Shabaab oo Saaka ka  qarxay duleedka degmada Afmadow ee Gobalka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Sida wararka ay nagu soo gaarayaan ayaa waxa ay tibaaxayaan in Dagaalka xoogiisa uu ka soconayo inta u dhaxeysa deegaanada Taabta, Xayo iyo Arba qarso oo qiyaasahaan u jirta 17\/KM degmada Afmadow.<\/p>\n<p>Sida Ay Xaqiijinayaa Dad Goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Afka soomaaliga ku Hadasha ee BBC-da Ayaa Sheegay in  Daryanka Rasaasta calculus laga maqlayo Degamada afmadoobe ee gobalka Jubbada Hoose isla markaana Goobjoogahana Xaqiijiyay  in shacabka degenaa Af-madow ay Bilaaween in ay ka barakaan Goobtaasi uu ka socdo dagaalka.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya  iyo kuwa  Kenya ayaa Waxaa la sheegaya in saacadiihi la soo dhaafay ay ciidamadu bilaabeen iney ku sii siqaan degmada  Af-madow ee gobalka jubbada hoose.<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shabaab2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6711\" title=\"shabaab2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/shabaab2.jpg\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"450\" \/><\/a><\/p>\n<p>warar ayaa waxaa intaa ay ku darayaan in Dagaalka saaka ka bilowday Duleedka Af-madoob Uu Daba Socdo dagaal Maalintii shalay ahayd  ka dhacay inta u dhaxeysa Qooqaani iyo degmada Af-madow .<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada dowladda ayaa sheegay inay saacadaha soo socda ay geli doonaan degmada Afmadow, iyadoo Afhayeen u hadlay Ciidamada Kenya uu xalay u sheegay Warbaahinta in marka waaga uu baryo ay gudaha u geli doonaan Afmadow.<\/p>\n<p>Lama oga qasaaraha dagaalada dhex maraya dhinacyada saaka isku haya duleedyada Afmadow, waxaase suura gal ah in labada dhinac uu ka soo gaaro dhimasho iyo dhaawacba ah.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<\/p>\n<p>Afmadoob-jubbada hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Wararka Saaka ka soo ifbaxaya degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay tibaaaxayaan in Daryanka iyo dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Kenya iyo kuwa dowladda oo isku garab ah iyo dagaalyahanada xarakada mujaahidiinta Al- Shabaab oo Saaka ka qarxay duleedka degmada Afmadow ee Gobalka Jubbada Hoose. Sida wararka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6706","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6706","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6706"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6714,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6706\/revisions\/6714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}