{"id":6703,"date":"2012-05-31T04:22:28","date_gmt":"2012-05-31T04:22:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6703"},"modified":"2012-05-31T04:22:28","modified_gmt":"2012-05-31T04:22:28","slug":"ra%e2%80%99iisul-wazaaraha-soomaaliya-mr-gaas-iyo-ra%e2%80%99iisul-wazaaraha-turkiga-erdogan-oo-kulan-kuwa-qaatay-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/ra%e2%80%99iisul-wazaaraha-soomaaliya-mr-gaas-iyo-ra%e2%80%99iisul-wazaaraha-turkiga-erdogan-oo-kulan-kuwa-qaatay-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wazaaraha soomaaliya Mr Gaas Iyo Ra\u2019iisul wazaaraha Turkiga Erdogan  oo Kulan Kuwa Qaatay Dalka Turkiga."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/OR.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6704\" title=\"OR\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/OR.jpg\" alt=\"\" width=\"758\" height=\"387\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/OR.jpg 758w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/OR-300x153.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 758px) 100vw, 758px\" \/><\/a><\/p>\n<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wazaare cabdi wale cali gaas oo ku sug magaalada<br \/>\nlabaad e dalka turkiga ee istanbuul ayaa kukan dheer la qaatay Dhiggiisa Ra\u2019iisul<br \/>\nWazaase Recep Tayyib erdogan\u00a0 oo ay ka<br \/>\nwada hadleen arrimo Fara Badab oo ay ka midyihin Arrimaha Dalka Soomaaliya iyo<br \/>\nSidii Lagu Soo Afdabboolilahaa Xiliga Ku Meel Gaarka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wazaaraha soomaaliya ayaa Ugu Horeen\u00a0 bilaabay hadalka una mahad celiyay Madaxda<br \/>\nSare ee Dowlada Turkiga iyo Shacabka si diiran ay u soo dhaweyn una garab<br \/>\nistaagee dowlada \u00a0soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Labada Ra\u2019iisul wazaare Ayaa si Saraaxad Leh uga wada hadlay<br \/>\nAmuurraha Soomaaliya iyo Sida Road-map-ka \u00a0ay dowlaada Turkiga ay dhaqso ugu soo afmeeri<br \/>\nlahaa Dhaqan gilintiisa<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Si Gaar ah ugu Mahad celinayaa ra\u2019iisul wazaaraha<br \/>\nDowlada aynu nahay walaalhanahay Mr Recep Tayyib Erdogan iyo xukuumadiisa iyo<br \/>\ndhamaan shacabka gaar ahaan Mr erdogan oo Dhabarka u xertay sidii soomaaliya<br \/>\nlooga saaarihi dhibta iyo muruga ay ku soo jirtay muddo 21-sano\u201dayuu yiri Mr<br \/>\nGaas<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Intaa ka dib waxaa goobta ka hadlay ra\u2019iisul wazaaraha<br \/>\nTurkiga Mr Recep Tayyip Erdogan Waxa Uuna u Mahad Celiyay Ra\u2019iisul wazaaraha<br \/>\nsoomaaliya Mr Gaas iyo xukuumaddiisa sida hufan ee hagaansan oo ay u wado<br \/>\nisbadalka siyaasada soomaaliya sidoo kale waxaa haddalkiisa ku soo afmeeray Waxaan<br \/>\nDowlada Soomaaliya u Rajeynayaa Guul Iyo hormar.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Ra\u2019iisul wazaare cabdi wale cali gaas oo ku sug magaalada labaad e dalka turkiga ee istanbuul ayaa kukan dheer la qaatay Dhiggiisa Ra\u2019iisul Wazaase Recep Tayyib erdogan\u00a0 oo ay ka wada hadleen arrimo Fara Badab oo ay ka midyihin Arrimaha Dalka Soomaaliya iyo Sidii Lagu Soo Afdabboolilahaa Xiliga Ku Meel Gaarka ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6703","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6703"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6705,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6703\/revisions\/6705"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}