{"id":66896,"date":"2020-08-18T20:49:37","date_gmt":"2020-08-18T17:49:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=66896"},"modified":"2020-08-19T03:18:04","modified_gmt":"2020-08-19T00:18:04","slug":"dalka-ethiopia-oo-maanta-waddooyinka-muhiimka-ah-ay-wada-xidhaayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/08\/dalka-ethiopia-oo-maanta-waddooyinka-muhiimka-ah-ay-wada-xidhaayeen\/","title":{"rendered":"Dalka Ethiopia oo Maanta Waddooyinka Muhiimka ah ay wada Xidhaayeen."},"content":{"rendered":"<p>Dhalinyarada lamagac baxday Qeerro ee degaanka Oromiya ayaa maanta oo Talaado ah sameeyay inay xidhaan waddooyinka waawayn ee degaankooda dhex mara, taas oo ay uga dan leeyihiin inay joojiyaan isu socodka gawaadhida iyo dadka.<\/p>\n<p>Sababta ka dambaysa jidadka la xiray ayay dhalinyarta Qeerro ku tilmaameen inay ku cabbirayaan sida ay uga xun yihiin xadhigga siyaasiyiin magac wayn kuleh gudaha degaanka Oromiya oo uu kamid yahay Jawhar Maxamed.<\/p>\n<p>Dhinaca kale dawladda Itoobiya ayaa shacabka uga digtay inay ka qayb qaataan rabshadaha iyo banaanbaxyada ay qorshaynayaan dhalinyarada Qeerro inay maanta ka hirgaliyaan degaanka Oromiya.<\/p>\n<p>Ciidamo aad u tiro badan oo kamid ah kuwa qaranka ee Itoobiya ayaa shalay galinkii dambe ilaa xalay kusii qulqulayay magaalooyinka waawayn ee degaanka Oromiya oo laga cabsi qabo inay ka dhacaan rabshado ay sameeyaan dhalinyarada Qeerro.<\/p>\n<p>Degaanka Oromiya ayaa ku yaal badhtanka Itoobiya, sidoo kale waddooyinka hal bawlaha u ah Itoobiya iyaguna waxay maraan degaanka Oromiya, marka ay rabshado ka bilowdaan degaanka Oromiya waxaa xidhma guud ahaan isu socodka dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Arrimahan ka dhacaya Itoobiya ayaa kusoo hagaagaya xilli qawmiyado kamid ah Itoobiya ay rabaan inay degaan gaar ah noqdaan dawladduna ka diidan tahay iyadoo laga cabsi qabo burbur ku yimaadda dalka.<\/p>\n<p>Abiyi Axmed Ra&#8217;iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa in badan ku celceliyay inay Itoobiya burburin karin koox yari,\u00a0 dalkuna yahay mid lawada leeyahay.<\/p>\n<p>Lama garan karo waxa ay ku dambayn xaaladda adag ee maanta ka jirta dalka Itoobiya, iyadoo Qeerro ay ku adkaysanayso inay xidhaan waddooyinka, dawladduna ay ballan ku qaaday inay tallaabo ka qaadayso cid kasta oo isku dayda inay waddooyinka xirto ama\u00a0 rabshado samaysa.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhalinyarada lamagac baxday Qeerro ee degaanka Oromiya ayaa maanta oo Talaado ah sameeyay inay xidhaan waddooyinka waawayn ee degaankooda dhex mara, taas oo ay uga dan leeyihiin inay joojiyaan isu socodka gawaadhida iyo dadka. Sababta ka dambaysa jidadka la xiray ayay dhalinyarta Qeerro ku tilmaameen inay ku cabbirayaan sida ay uga xun yihiin xadhigga siyaasiyiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":66897,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-66896","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66896"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66916,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66896\/revisions\/66916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}