{"id":66581,"date":"2020-07-31T17:32:36","date_gmt":"2020-07-31T14:32:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=66581"},"modified":"2020-07-31T17:46:49","modified_gmt":"2020-07-31T14:46:49","slug":"xanuunka-covid-19-oo-u-geeryooday-wasiirkii-beeraha-ee-dalka-zimbabwe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/07\/xanuunka-covid-19-oo-u-geeryooday-wasiirkii-beeraha-ee-dalka-zimbabwe\/","title":{"rendered":"Xanuunka Covid-19 oo u Geeryooday Wasiirkii Beeraha ee Dalka Zimbabwe."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirkii beeraha ee dalka Zimbabwe Perence Shiri ayaa u geeriyooday xanuunka Covid-19, sida lagasoo xigtay war uu soo saaray madaxweynaha waddankaas, oo sidoo kale shacabka u diray farriin tacsi ah gelinkii dembe ee Khamiista .<\/p>\n<p>Wargeyska Dowladda ee Herald ayaa baahiyay hadalka madaxweynaha, iyadoo intaa lagu daray in xaaladda wasiirku ay liidatay, xanuunkana uu si adag ayuu ula fal-galay hab dhiskiisa neefsashada.<\/p>\n<p>Maanta oo jimcaha ayaa meydka Mr Shiri la aasi doonaa , iyadoo la raacayo habkii talo bixinta hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, sida uu mar kale sheegay madaxweyne Mnangagwa.<\/p>\n<p>Wasiirka oo 65 jir ahaa ayaa ku geeriyooday Cusbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Harare.<\/p>\n<p>Wararka sidoo kale laga helayo waaxda adeegga caafimaadka ee Zimbabwe ayaa sheegaya in darawalka wasiirka geeriyooday uu hadda ku jiro xaalad kabasho ah, kadib markii uu isagana qaaday xanuunka Coronavirus.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii beeraha ee dalka Zimbabwe Perence Shiri ayaa u geeriyooday xanuunka Covid-19, sida lagasoo xigtay war uu soo saaray madaxweynaha waddankaas, oo sidoo kale shacabka u diray farriin tacsi ah gelinkii dembe ee Khamiista . Wargeyska Dowladda ee Herald ayaa baahiyay hadalka madaxweynaha, iyadoo intaa lagu daray in xaaladda wasiirku ay liidatay, xanuunkana uu si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":66582,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-66581","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66581","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66581"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66581\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66583,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66581\/revisions\/66583"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66582"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66581"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66581"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66581"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}