{"id":66439,"date":"2020-07-21T00:29:18","date_gmt":"2020-07-20T21:29:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=66439"},"modified":"2020-07-21T02:01:06","modified_gmt":"2020-07-20T23:01:06","slug":"maamulka-gobolka-hiiraan-oo-beeniyey-in-shilkii-diyaaradeed-ee-garoonka-b-weyne-uusan-ka-danbeyn-dameer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/07\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-beeniyey-in-shilkii-diyaaradeed-ee-garoonka-b-weyne-uusan-ka-danbeyn-dameer\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Hiiraan oo Beeniyey In Shilkii Diyaaradeed ee Garoonka B\/weyne uusan Ka Danbeyn Dameer."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxa uu beeniyay warar qaar kamid ah warbaahinta ay qoreen oo ku saabsanaa in diyaaraaddii ku bur-burtay garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne uu sabab u ahaa Dameer soo galay dhabbaha ay diyaaradaha ku ordaan .<\/p>\n<p>Guddoomiye Jeyte ayaa waxa uu tilmaamay in wararkaasi ay yihiin been abuur aan sal iyo raad toona laheyn, isagoo weriyayaasha kula hadlayay garoonka Beldweyne oo 14-dii, bishan Luuliyo ay ku bur-burtay diyaarada sidday xamuul ay lahaayeen ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Jabuuti . waxa uuna intaa ku daray in guud ahaan garoonka uu ku wareegsanyahay Silig adag, suura-galna aysan aheyn in xoolo ay kasoo gudbaan.<\/p>\n<p>\u201cWarka la sheegay ee ah\u00a0 in garoonka uu Dameer soo galay waa been, diyaaraddu waxay u bur burtay cillad duuliyaha qabsatay, iyo ciid fadhiisatay halka diyaaraduhu ku cararaan\u201d ayuu Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u sheegay weriyayaasha .<\/p>\n<p>Waxa uuna intaa ku daray in garoonka Beledweyne ay kasoo degi karaan hadda diyaaradaha yar yar ee xamuulka tanka yar sida , inta laga shaqeynayo dhabbaha diyaaradaha\u00a0 ku cararaanna, waxaa la joojiyay diyaaradaha culus ee xamuulka badan daabula.<\/p>\n<p>Dhowaan wargeysyada Kenya oo soo xiganayay mas\u2019uuliyiinta shirkadda laheyd diyaaradda ku dhacday garoonka Beledweyne ayaa waxay qoreen in shilka dhacay uu sabab u ahaa dameer soo galay, dhabbaaha diyaaradaha ku ordaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wasaaradda gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo shilkaasi kadib mas\u2019uuliyiinteedu\u00a0 gaareen magaalada Beledweyne Ayaan illaa iyo hadda soo bandhigin, natiijada baaritaankii\u00a0 shilkaasi ay ku sameeyeen.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxa uu beeniyay warar qaar kamid ah warbaahinta ay qoreen oo ku saabsanaa in diyaaraaddii ku bur-burtay garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne uu sabab u ahaa Dameer soo galay dhabbaha ay diyaaradaha ku ordaan . Guddoomiye Jeyte ayaa waxa uu tilmaamay in wararkaasi ay yihiin been abuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":66440,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-66439","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66439","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66439"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66439\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66443,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66439\/revisions\/66443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66440"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}