{"id":66299,"date":"2020-07-16T05:00:20","date_gmt":"2020-07-16T02:00:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=66299"},"modified":"2020-07-16T06:15:53","modified_gmt":"2020-07-16T03:15:53","slug":"gudoomiyaha-gmdq-xaliima-yarey-oo-soo-dhaweysay-shirka-dh-mareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/07\/gudoomiyaha-gmdq-xaliima-yarey-oo-soo-dhaweysay-shirka-dh-mareeb\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha GMDQ Xaliima Yarey oo Soo Dhaweysay Shirka Dh\/mareeb."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gudiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya\u00a0 xaliimo Ismaaciil \u201cXaliimo Yarey\u201d ayaa waxay ka hadashay hadalkii dhowaan kasoo baxay madaxda maamul Goboleedyada\u00a0 dalka, ee ahaa in Soomaaliya aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah oo waqtigeeda ku qabsoonta .<\/p>\n<p>Xaliimo Ismaaciil ayaa waxay sheegtay iney soo dhoweyneyso hadalka madaxda maamul goboleedyada, islamarkaana ay ku shaqeynayaan Guddi ahaan , wixii ay si waafiya iskula qaataan madaxda dowladda ,\u00a0 kuwa maamul goboleedyada iyo guud ahaan saamileyda siyaasadda Soomaaliya .<\/p>\n<p>Wareysi gaar ah oo ay siisay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa waxay xaliimo Yarey tilmaantay in haddii sida ay horay u sheegeenba la siiyo waqti ay dalka ka qaban karaan doorasho qof iyo cod ah .<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxay meesha ka saartay in ka Guddi ahaan sida dadka qaar ay qabaan ay ku fashilmeen qabashada doorashadii laga filayay, iyadoo ku adkeysatay in ay qaban karaan doorasho hufan oo ku dhacda waqtigii loogu tala-galay.<\/p>\n<p>\u201cHaddii doorasho qof iyo cod ah aan la isla qaadan, wixii kasoo hara waxaa la dhahaa xulashada dad badan, waxayna xitaa taas u baahantahay waqti \u201c ayeey Wareysigeeda ku sheegtay.<\/p>\n<p>Dabayaaqada sanadkaan 2020-ka waxaa la filayaa in Soomaaliya ay ka dhacaan doorashooyinka Baarlamaannada , iyadoo bilowga sanadka lagu wado in la qabto doorashada madaxweynaha, hase-ahaatee waxaan weli la isla qaadan nooca doorasho ee uu dalku gelayo.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gudiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya\u00a0 xaliimo Ismaaciil \u201cXaliimo Yarey\u201d ayaa waxay ka hadashay hadalkii dhowaan kasoo baxay madaxda maamul Goboleedyada\u00a0 dalka, ee ahaa in Soomaaliya aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah oo waqtigeeda ku qabsoonta . Xaliimo Ismaaciil ayaa waxay sheegtay iney soo dhoweyneyso hadalka madaxda maamul goboleedyada, islamarkaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":66300,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-66299","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66299","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66299"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66299\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66318,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66299\/revisions\/66318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66300"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}