{"id":66225,"date":"2020-07-12T23:33:53","date_gmt":"2020-07-12T20:33:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=66225"},"modified":"2020-07-12T23:45:38","modified_gmt":"2020-07-12T20:45:38","slug":"shirar-xasaasi-ah-oo-ay-yeesheen-madaxda-dawlad-goboleedyada-ku-shirsan-dh-mareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/07\/shirar-xasaasi-ah-oo-ay-yeesheen-madaxda-dawlad-goboleedyada-ku-shirsan-dh-mareeb\/","title":{"rendered":"Shirar Xasaasi ah oo ay Yeesheen Madaxda Dawlad Goboleedyada Ku Shirsan Dh\/mareeb."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ee shirku uga socda caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa kulamo saacado qaatay oo gaara yeeshay xalay, iyadoo xilli danbe lagu gaaray.<\/p>\n<p>Kulamada oo qaarkood si kala gaara isu arkeen madaxweynayaasha ayaa kadib kulan guud dhex maray, waxayna ka doodeen arrimaha horyaalla sida Doorashada Dalka, Muddo xilkeedka dowladda Federaalka iyo xiriirka dowladda federaalka iyo maamul Goboleedyada, waxaana wararku sheegayaan in arrinta metalaadda G\/Banaadir ee Aqalka Sare ay kusoo biirtay qodobadda laga doodayo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa si weyn u daneynay inuu shirka kasoo baxo qodob ku saabsan arrintan oo madaxda maamul goboleedyada ay isku khilaafsan yihin. Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa ka hor yimid xeerkii Baarlamaanka Federaalka ansixiyey ee in Gobolka Banaadir 13 xubnood ku yeesho Aqalka Sare, halka uu si buuxda u taageeray madaxweynaha Hirshabeelle, waxaana ka aamusay madaxweynaya sha Galmudug iyo K\/Galbeed.<\/p>\n<p>Qoraallo ay gaar ka mida Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada qaarkood kasoo saareen kulamada xasaasiga ah ee uga socda magaalada Dhuusamareeb, hoos ka akhriso<\/p>\n<p><strong>PUNTLAND<\/strong><\/p>\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/107369977_3056678614387649_7662337593783816846_n.jpg?_nc_cat=104&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=VJ6nL3HVUvcAX8vdEpf&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&amp;oh=72214036847670575c91679590a72aae&amp;oe=5F2EEC4E\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p class=\"has-background has-very-light-gray-background-color\">Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Shirka Madaxweynayaasha Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si rasmi ah caawa uga furmay xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaaladda Dhuusamareeb. Kulankan oo ah kii ugu horeeyay ee si rasmi ah u yeeshaan Madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland, Jubaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa looga hadli doonaa xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan Doorashada Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>JUBBALAND<\/strong><\/p>\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/107634496_1778923658915194_6244291573739500460_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=laE1gnho26MAX-UcBb4&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&amp;oh=e8316735c9146d03ed306d4e203354d8&amp;oe=5F2E0998\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p class=\"has-background has-very-light-gray-background-color\">Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug kaga qaybgalay shirka wadatashiga Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkan oo ah kii ugu horeeyay oo si gaar ah ay u yeeshaan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland Koonfur Galbeed Puntland Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa diirada lagu saaraya sidii wadatashi looga yeelan lahaa Xaalada dalka gaar ahaan Arimaha Siyaasada iyo wakhtiga kala guurka ah.<\/p>\n<p><strong>K\/GALBEED<\/strong><\/p>\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/108056804_954467851633402_127746260164264509_o.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=4QBQdFGZmYAAX-jNTzh&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&amp;oh=b4efc6908b6b6760c6691b69147b98b9&amp;oe=5F2F1CD6\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p class=\"has-background has-very-light-gray-background-color\">Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa ka qeybgalay kulan Caawa ay isugu imadeen Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka Somaliya oo Shirkoodi Maanta Magaalada Dhuusamareeb uga Furmay.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ee shirku uga socda caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa kulamo saacado qaatay oo gaara yeeshay xalay, iyadoo xilli danbe lagu gaaray. Kulamada oo qaarkood si kala gaara isu arkeen madaxweynayaasha ayaa kadib kulan guud dhex maray, waxayna ka doodeen arrimaha horyaalla sida Doorashada Dalka, Muddo xilkeedka dowladda Federaalka iyo xiriirka dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":66226,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-66225","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66225"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66229,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66225\/revisions\/66229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66226"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}