{"id":6622,"date":"2012-05-28T14:20:02","date_gmt":"2012-05-28T14:20:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6622"},"modified":"2012-05-28T14:20:52","modified_gmt":"2012-05-28T14:20:52","slug":"qarax-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/qarax-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Qarax Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac oo Ka Dhacay dalka Kenya."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/qarax2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/qarax2-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"168\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6623\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/qarax2-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/qarax2.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Wararka inaga Soo Gaaraya Dalka Kenya Ayaa waxa Uu Sheegayaa In Qarax Geystay qasaaro isugu jira Dhaawac iyo Dhimasho uu Ka Dhacay magaala Madaxda Dalka Kenya ee  Nairobi.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa la tilmaamay in uu ka dhacay  guri ku yaala wadada mooyo oo dhex marta Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Inta La xaqiijiyay Ilaa Iyo Hal ruux oo  rayid ah ayaa ku geeriyooday halka inta ka badan 28 ruux ay dhaawacyo kala gidisan ka soo gaareen.<br \/>\n<a class=\"highslide\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/qarax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/qarax.jpg\" alt=\"\" width=\"224\" height=\"299\" class=\"alignnone size-full wp-image-6624\" \/><\/a><br \/>\nqaraxa oo isagu ka dhacay Guri ku yaala Wadada Mooyo ayaa waxaa la sheegayaa dadka ku dhaawacmay  in dur badiiba loo sameeyay gurmad caafimaad waxaana loo qaaday Cisbitaalka ugu weyn Dalka kenya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la tilmaamay marka uu dhacay qaraxa ka dib in la dareemay Gubasho guri Aan sidaa uga fogeen goobta uu qarax ka dhacay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan Gubashada gurigaan  in uu sababay in uu Dabka u Gudbiyo Guri  kale oo aan ka fogeen midka ugu horeen uu qabsaday dabka.<\/p>\n<p>Wararka aynu ka heleeno dalka Kenya  ayaa waxa ay sheegayaan qasaaraha  guriga Gubtay iney jiraan dhimasho iyo dhaawac farabada wallow aan si rasmi ah loo xaqiijin Karin inta ay gaarsiisan yihiin qasaaraha.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka iyo Kuwa dabdaminta ayaa Dur badiiba soo Gaaray goobaha  Ay ka dheceen dhibka islamarkaana ay ciidamado ku soo xoomeen ayagoo daneenaya in ay damiyaan dabka  Isla markaana ay sameeyaan baaritaano Ku aadan Qaraxa isla markaana ay muddo gaaban ay xereen wadad marta goobta  uu ka dhacay qaraxa ayna ka sameeyeen baaritaano.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Wararka inaga Soo Gaaraya Dalka Kenya Ayaa waxa Uu Sheegayaa In Qarax Geystay qasaaro isugu jira Dhaawac iyo Dhimasho uu Ka Dhacay magaala Madaxda Dalka Kenya ee Nairobi. Qaraxa ayaa la tilmaamay in uu ka dhacay guri ku yaala wadada mooyo oo dhex marta Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Inta La xaqiijiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6622","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6622"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6626,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6622\/revisions\/6626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}