{"id":66192,"date":"2020-07-11T22:17:45","date_gmt":"2020-07-11T19:17:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=66192"},"modified":"2020-07-11T23:12:47","modified_gmt":"2020-07-11T20:12:47","slug":"gaadiid-iyo-agab-caafimaad-oo-lagu-wareejiyey-isbitaalka-guud-ee-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/07\/gaadiid-iyo-agab-caafimaad-oo-lagu-wareejiyey-isbitaalka-guud-ee-laascaanood\/","title":{"rendered":"Gaadiid iyo Agab Caafimaad oo Lagu Wareejiyey Isbitaalka Guud ee Laascaanood."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Laba gaadhi oo Ambalaas agabkoodu u dhan yahay iyo agab caafimaad oo kale ayaa maanta la soo gaadhsiiyey isbitaalka guud ee Laascaanood.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo wefti uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey degaanka Adhi-cadeeye oo 30km waqooyi kaga quman magaalada Laascaanood.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxda kala duwan ee heer gobol, degmo, waxgarad, cuqaal iyo bahda Caafimaadka ayaa soo dhoweyntiisa ka qayb qaatay iyadoo ugu danbayna uu soo gaadhey xarunta wasaarada Caafimaadka Gobolka Sool halkaas oo uu kula hadlay bahda caafimaadka iyo masuuliyiintii kale ba.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Wasiirka Caafimaadka Cumar Cali Cabdilaahi ayaa ku wareejiyey laba gaadhi oo ah kuwa gargaarka degdega ah oo qalabkoodu u dhamaystiranyahay, shaybaadhka COVID-19 iyo agab kale oo dhamaantii la xidhiidha xanuunkaas oo dhawr kiis laga helay magaalada.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Labadan gaadhi ayaa mid ka mid ah waxaa soo iibiyey Ganacsade Maxamed Jabuutaawi kaas oo wata qalab badan sida uu saxaafada u soo bandhigay oo ka mid yihiin haamaha sahla neefsashada, halka ka kalena ay wasaaradda Caafimaadku keentay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Wasiirka iyo masuuliyiinta kale ee la socdey oo uu ka mid yahay Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan lataliyaha madaxweynaha oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa aay kula dardaarmeen daryeelka agabkan iyo sidii ay dadaal ugu samayn lahaayeen bulshadooda.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Masuuliyiinta Gobolka Degmada iyo waxgaradka magaalada ayaa aad ugu mahad celiyey wasiirka Caafimaadka iyo ganacsade Jabuutaawi, waxaanay qaarkood soo jeediyeen in uu yahay shaqsi ku dayasho mudan muhiimna u ah bulshada gobolka Sool.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Gaadiidkan ayaa yimi ka dib markii dhacdooyin gaadiid gurmad la&#8217;aantood dad badan u dhinteen taas oo Saxaafada iyo baraha bulshada lagu qaadaa dhigay iyadoo ay haatana soo socdaan dhawr kale oo ay ku deeqeen Dahabshiil, shirkada HASS\u00a0 iyo mid ay lacagtiisa ururiyeen gudi loo xilsaaray.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba gaadhi oo Ambalaas agabkoodu u dhan yahay iyo agab caafimaad oo kale ayaa maanta la soo gaadhsiiyey isbitaalka guud ee Laascaanood. Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo wefti uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey degaanka Adhi-cadeeye oo 30km waqooyi kaga quman magaalada Laascaanood. Madaxda kala duwan ee heer gobol, degmo, waxgarad, cuqaal iyo bahda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":66193,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-66192","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66192","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66192"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66192\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66205,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66192\/revisions\/66205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66193"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}