{"id":66179,"date":"2020-07-11T19:45:55","date_gmt":"2020-07-11T16:45:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=66179"},"modified":"2020-07-11T19:48:16","modified_gmt":"2020-07-11T16:48:16","slug":"ardeyda-gobolka-banaadir-oo-maanta-u-fariisatey-imtixaanka-shahaadiga-ee-dugsiyda-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/07\/ardeyda-gobolka-banaadir-oo-maanta-u-fariisatey-imtixaanka-shahaadiga-ee-dugsiyda-dhexe\/","title":{"rendered":"Ardeyda Gobolka Banaadir oo Maanta U Fariisatey Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyda Dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saakay ka billaabanaya magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobollada dalka imtixaanaadkii Shaaddiga ahaa ee dugsiga Dhexe, iyadoo lagu wado iney arday badan u fadhiistaan.<\/p>\n<p>Ardayda ayaa waxay galayaan imtixaan ay soo diyaarisay wasaaradda waxbarashada ee dalka,<\/p>\n<p>Imtixaankaan ayaa waxa uu billaabanayaa xilli Afartii bilood ee lasoo dhaafay ay xernaayeen dugsiyada wax-barashada ee dalka, sababo la xiriira xanuunka COVID-19.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda waxbrashada Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxa uu qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka uu guul ugu rajeeyay guud ahaan ardayda Soomaaliyeed ee Imtixaanaadka fadhiisanaya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan hambalyo u dirayaa ardayda fasalka 8aad ee birrito u fadhiisanaysa imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe. Waxaan idin rajeynayaa guul iyo natiijo aad ku faraxdaan.Guuleysta\u201d ayuu wasiir Goodax ku yiri qoraalkiisa.<\/p>\n<p>Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa sanadihii ugu dembeysay qaadeysay imtixaanaadka Shaaddiga ah ee dugsiyada hoose-dhexe iyo dugsiga sare.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saakay ka billaabanaya magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobollada dalka imtixaanaadkii Shaaddiga ahaa ee dugsiga Dhexe, iyadoo lagu wado iney arday badan u fadhiistaan. Ardayda ayaa waxay galayaan imtixaan ay soo diyaarisay wasaaradda waxbarashada ee dalka, Imtixaankaan ayaa waxa uu billaabanayaa xilli Afartii bilood ee lasoo dhaafay ay xernaayeen dugsiyada wax-barashada ee dalka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":66180,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-66179","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66179"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66181,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66179\/revisions\/66181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66180"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}