{"id":6607,"date":"2012-05-28T08:40:35","date_gmt":"2012-05-28T08:40:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6607"},"modified":"2012-05-28T08:43:52","modified_gmt":"2012-05-28T08:43:52","slug":"nabad-sugidda-dowladda-oo-howlgal-xalay-ka-fuliyay-suuqa-bakaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/nabad-sugidda-dowladda-oo-howlgal-xalay-ka-fuliyay-suuqa-bakaaraha\/","title":{"rendered":"Nabad Sugidda Dowladda oo howlgal Xalay ka fuliyay  suuqa Bakaaraha."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/khaliif1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/khaliif1-273x300.jpg\" alt=\"\" width=\"273\" height=\"300\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6609\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/khaliif1-273x300.jpg 273w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/khaliif1.jpg 290w\" sizes=\"auto, (max-width: 273px) 100vw, 273px\" \/><\/a><\/p>\n<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Hey\u2019adda Nabad Sugidda qaranka ayaa faah faahin ka bixisay howlgallo ay dhawaan ka billaabeen gudaha suuqa Bakaaraha, kaasi oo lagu soo qabtey shaqsiyaadka ku howllanaa falal amniga lid ku ah Xilli ciidanka ay howlgal ka sameeyen suuqa bakaaraha. <\/p>\n<p>Hey\u2019adda Nabad Sugidda qaranka Soomaaliyeed oo muddooyinka howlgallo isba joog ah ka waday Magaalada Muqdisho ayaa dhawaan howlgal gaar ah la billowday gudaha suuqa ugu weyn dalka ee Bakaaraha, kaasi oo lagu xaqiijinayay sidii ganacsatada Soomaaliyeed ay ugu Ganansan lahaayeen si Kalsooni leh.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidammada Nabad Sugidda\u00a0 gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg \u00a0oo Warbaahinta la hadlay kaddib howlgal ay xalay ka sameyeen suuqa weyn ee Bakaaraha, ayaa sheegay in howlgalkaasi uu billowday xalay 90:0 fiidnimo, isla markaana ay ku soo qabteen rag ka tirsan kooxda al shabaab oo doonayay in falal amni darro ay sameyeen suuqaasi.<\/p>\n<p>Waxa uu hoosta ka xariiqay taliyaha in ragga ay gacanta ay soo ku dhiggeen in ay wateen Hub iyo walxaha qarxa, saacaddaha soo socdana ay warbaahinta u soo bandhiggi doonaan natiijida howlgalkii xalay iyo ragga ay ku soo qabteen.<\/p>\n<p>Khaliif Axmed Ereg ayaa xusay in howlgalkan uu socon doono illaa suuqa Bakaaraha laga gaarsiyo heer xilliyada Habeennadii ah ay Ganacsatada Soomaaliyeed si aan kala joogsi lahayn ugu Ganacsadaan suuqa, waxa uuna shacabka ka codsaday in ay ka gacan siiyaan fulinta howlgalka ku aadan sugidda ammaanka suuqa Bakaaraha.<\/p>\n<p>{ Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya }<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Hey\u2019adda Nabad Sugidda qaranka ayaa faah faahin ka bixisay howlgallo ay dhawaan ka billaabeen gudaha suuqa Bakaaraha, kaasi oo lagu soo qabtey shaqsiyaadka ku howllanaa falal amniga lid ku ah Xilli ciidanka ay howlgal ka sameeyen suuqa bakaaraha. Hey\u2019adda Nabad Sugidda qaranka Soomaaliyeed oo muddooyinka howlgallo isba joog ah ka waday Magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6607","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6607"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6610,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6607\/revisions\/6610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}