{"id":66068,"date":"2020-07-07T00:33:29","date_gmt":"2020-07-06T21:33:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=66068"},"modified":"2020-07-07T02:57:57","modified_gmt":"2020-07-06T23:57:57","slug":"wariye-u-dhashey-dalka-kenya-oo-dhawr-beri-ku-xiran-dalka-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/07\/wariye-u-dhashey-dalka-kenya-oo-dhawr-beri-ku-xiran-dalka-ethiopia\/","title":{"rendered":"Wariye U Dhashey Dalka Kenya oo Dhawr Beri Ku Xiran Dalka Ethiopia."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Weriye Yassin Juma\u00a0 ayaa la xeray xilli uu kamid ahaa saxafiyiin warar kasoo tebinayay dibad-bax weyn oo ka dhacay gudaha Gobolka Oromia ee dalka Itoobiya.\u00a0 Mudahaaradayaasha ayaa ka careysnaa dilkii Fannaankii Hachalu Hundessa.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Hachalu ayaa ahaa xubin sidoo kale kamid ah dadka u dhaqdhaqaaqa qowmiyadda Oromada waxaa la toogtay xilli uu gaarigiisa ku dhex watay magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa maalintii Isniinta 29, June.<\/p>\n<p>Rabshada dhashay dilkiisa kadib ayaa waxaa ku dhintay 80 ruux.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in saxafiga reer Kenya Yassin Juma lala xiray saaxiibkiisii uu la shaqeynayay ee Jawar Mohammed<\/p>\n<p>Jawar, waxa uu sidoo kale kasoo jeedaa qowmiyadda Oromada, waxa uuna kamid yahay raga ugu adag ee dhaliila ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed. Yassin Juma ayaa waxa ay wararka sheegayaan in lagasoo qabtay guriga Jawar.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Juma intii uu ka shaqeynayay NTV-kenya waxaa lagu xusuustaa wararkii uu ka sameynay jiray Jabhadda OLF \u201cOromo Liberation Front\u201d. Sanadkii 2009-kiina waxa uu kasoo diyaariyay Barnaamij Documentary ah .<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Warbixinnadaas iyo Barnaamijyadiisii waxaa aad uga xumaaday xilligaas dowladda Itoobiya oo warqad ay kaga ashtakooneyso Juma usoo gudbisay dowladda Kenya.Bishii January 2016-dii, waxaa Yassim Juma xeray ciidamada la dagaallanka militariga Argagaxisada ee Kenya, kadib warbixinno uu ka sameeyay dagaalkii Ciidamada Kenya iyo Al-shabaab ku dhex maray deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Ciidamada Kenya ayaa xilligaasi lagasoo xigtay in saxafigaasi loo xeray wararka joogtada ah ee uu Facebook-giisa ku qoro iyo twitter-ka ee ku saabsan Al-shabaab<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka imaaday Cisbitaalka markii ay 8 askri oo watay laba gaari ay I qabteen oo ay I xereen, waxay ii qaadeen gurigeyga, waxayna baareen dhammaan wixii ii yaallay, ka hor inta aaney ii qaadin saldhigga \u201c ayuu xilligaasi Juma u sheegay wargeyska The Daily Nation.<\/p>\n<p>Saxafigan ayaa sidoo kale waxa uu yahay shakhsi wararka si joogta ah ugusoo qora barahiisa arrimaha bulshada, waxaana ku xeran dad fara badan.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda xariggiisa dowladaha Kenya iyo Itoobiya si rasmi ah ugama hadal.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weriye Yassin Juma\u00a0 ayaa la xeray xilli uu kamid ahaa saxafiyiin warar kasoo tebinayay dibad-bax weyn oo ka dhacay gudaha Gobolka Oromia ee dalka Itoobiya.\u00a0 Mudahaaradayaasha ayaa ka careysnaa dilkii Fannaankii Hachalu Hundessa. Hachalu ayaa ahaa xubin sidoo kale kamid ah dadka u dhaqdhaqaaqa qowmiyadda Oromada waxaa la toogtay xilli uu gaarigiisa ku dhex watay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":66071,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-66068","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66068"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66096,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66068\/revisions\/66096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66071"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}