{"id":6604,"date":"2012-05-28T07:59:11","date_gmt":"2012-05-28T07:59:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6604"},"modified":"2012-05-28T07:59:11","modified_gmt":"2012-05-28T07:59:11","slug":"hawl-galo-lagu-soo-qabqabtay-9-ruux-oo-saakay-ciidamada-dowlada-somaliya-iyo-kuwa-amisom-oo-ka-dhacay-degmada-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/hawl-galo-lagu-soo-qabqabtay-9-ruux-oo-saakay-ciidamada-dowlada-somaliya-iyo-kuwa-amisom-oo-ka-dhacay-degmada-afgooye\/","title":{"rendered":"Hawl-galo Lagu Soo Qabqabtay 9 ruux oo Saakay Ciidamada Dowlada Somaliya Iyo Kuwa Amisom oo Ka Dhacay degmada Afgooye."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/images1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/images1.jpg\" alt=\"\" width=\"269\" height=\"187\" class=\"alignnone size-full wp-image-6605\" \/><\/a><br \/>\nSHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Hawl-galadaan  Ciidamda Dowlada KMG Soomaaliya Iyo kuwa Middoowga Afica Ee AMISOM ay saaka ka fuliyeen degmada afgooye Ayaa waxaa lagu soo waramayaa iney ku soo qabqabteen Dad Looga Eedeeyay Dhibaato Ku Hayaan Shacbka Degan degmada Afgooye.<\/p>\n<p>Ciidamada dowlada TFG-da  Iyo Kuwa AMISOM Ayaa Waxaa La Sheegayaa In Ay Hawl-galada baaritaanka ah ay  Ku soo qabqabteen Dad Gaaraya 9 Ruux oo Lagu eedeeyay in ay Ka Dambeeyeen Qaraxyo Ka Dhacay Degmada Afgooye.<\/p>\n<p>si Kastaba ha ahaatee Hawl-galadaan  Ayaa Waxaa uu ku soo beegmayaa iyadoo Maalintii Shalay ahayd bam gacmeed Lagu tuuray Goob lagu iibiyo Qaadka oo ayna ku dhinteen 2 ruux Halka 3 Ruuxna  Ay Ku Dhaawac meen oo U Badnaa Dumarka ii biya Qaadka .<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Hawl-galadaan Ciidamda Dowlada KMG Soomaaliya Iyo kuwa Middoowga Afica Ee AMISOM ay saaka ka fuliyeen degmada afgooye Ayaa waxaa lagu soo waramayaa iney ku soo qabqabteen Dad Looga Eedeeyay Dhibaato Ku Hayaan Shacbka Degan degmada Afgooye. Ciidamada dowlada TFG-da Iyo Kuwa AMISOM Ayaa Waxaa La Sheegayaa In Ay Hawl-galada baaritaanka ah ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6604","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6604","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6604"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6604\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6606,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6604\/revisions\/6606"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6604"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6604"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6604"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}