{"id":6597,"date":"2012-05-27T17:30:20","date_gmt":"2012-05-27T17:30:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6597"},"modified":"2012-05-28T05:56:45","modified_gmt":"2012-05-28T05:56:45","slug":"xisbigga-midnimada-jamhuuriga-oo-maanta-xafladey-ku-taageerayaan-guddoomiyaha-gobalka-banaadir-ku-qabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/xisbigga-midnimada-jamhuuriga-oo-maanta-xafladey-ku-taageerayaan-guddoomiyaha-gobalka-banaadir-ku-qabtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xisbigga Midnimada Jamhuuriga Oo Maanta Xafladey ku taageerayaan Guddoomiyaha gobalka Banaadir  Ku Qabtay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/swering_in_day_214-342x304-411x304.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/swering_in_day_214-342x304-411x304-300x221.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"221\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6598\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/swering_in_day_214-342x304-411x304-300x221.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/swering_in_day_214-342x304-411x304.jpg 411w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nSHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Xafladdaan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Qeebaha Kala duwan Ee Bulshada Rayid ka ah islamarkaana waxaa lagu qabtay xafiiska ay xisbiga midnima jamhuuriga soomaaliyeed ku leeeyihiin magaalada muqdisho. <\/p>\n<p>Xafladdaan Lagu Taageerayay Guddomiyaha Gobalka Banaadir Iyo Ku Xegeenadiisa ayaa ugu Horeyn Waxaa ka Hadlay  Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Rayidka Ah oo Hambalyo U dirayeen xisbiga  Midnimada Sida ay u soo agaasimeen Munaasabada Lagu Daageerayo Maamulka Godabalka Banaadir.<\/p>\n<p>intaa ka dib waxaa Codbaahiyaha lagu soo dhaweeyay Guddoomiye Ku XigeenKa Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Mr Cali Max\u2019ed Nuux Tima Jilic Ugu Horeyna Waxaa Uu Hambalyo U diray Qeybaha Kala Duwan Ee Ka Soo Qeb Galay Munaasabada Lagu Taageerayo Maamulka Gobalka Banaadir.<br \/>\n<a class=\"highslide\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/G-tima.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/G-tima-300x224.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"224\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6601\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/G-tima-300x224.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/G-tima.jpg 519w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\n\u201cTaageera aynu taageereeno maamulka gobalka banaadir  hamoodina in aan ku raadsaneyne jago ama wax yaabo kale Taageeradaan Waxa ay Ku timid Ka dib Markaan aragnay sida wacan uu kaga Fikirayo maamulka Gobalka Banaadir iyo Xubnihiisa kala Duwan Dalka Iyo dadka Soomaaliyeed\u201dAyuu Yiri Mr Timajilic<\/p>\n<p>Guddomiye Ku xigeen Xisbiga Midnimada jamhuuriga oo looga bartay badbaadinta siyaasada soomaaliya<br \/>\noo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Waxaa uu Baaq U Diray guddoomiyaha gobalka Banaadir Kulana dardaarmay In uu Hoosha in uu  halkiisa Ka sii Wado.<\/p>\n<p>Mr tima Jilic Waxaa Uu Balan qaaday In Xisbiga Midnimada Laga bilaawo Maanta Oo Taariikhdu tahay 27\/May\/2012 ay La Shaqeyn doonaan maamulka Gobalka Banaadir Iyo Ku Xigeenadiisa.<\/p>\n<p>sikastaba Ha ahaatee taageeradaan  Xisbiga midnimada jamhuuriga ay taageerayaan Maamulka gobalka banaadir ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili dalka soomaliya uu ku jiro Waqti kala guur ah muranbadana uu ka taagan yahay Siyaasada soomaaliya.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Xafladdaan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Qeebaha Kala duwan Ee Bulshada Rayid ka ah islamarkaana waxaa lagu qabtay xafiiska ay xisbiga midnima jamhuuriga soomaaliyeed ku leeeyihiin magaalada muqdisho. Xafladdaan Lagu Taageerayay Guddomiyaha Gobalka Banaadir Iyo Ku Xegeenadiisa ayaa ugu Horeyn Waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6597","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6597","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6597"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6600,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6597\/revisions\/6600"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}