{"id":65932,"date":"2020-07-01T04:30:25","date_gmt":"2020-07-01T01:30:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65932"},"modified":"2020-07-01T04:57:30","modified_gmt":"2020-07-01T01:57:30","slug":"soomaaliya-iyo-yemen-oo-loo-aqoonsadey-wadamada-denbiyada-kaluumeysi-ugu-badan-ka-dhacaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/07\/soomaaliya-iyo-yemen-oo-loo-aqoonsadey-wadamada-denbiyada-kaluumeysi-ugu-badan-ka-dhacaan\/","title":{"rendered":"Soomaaliya Iyo Yemen oo Loo Aqoonsadey Wadamada Denbiyada Kaluumeysi Ugu Badan Ka Dhacaan."},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda caalamiga ah ee la socoshada kalluumaysiga ee (GFW) ayaa shaacisay dalalka Soomaaliya iyo Yemen inay yihiin halka ay ka dhacaan hawlgallada kalluumeysiga sharci darrada ah ee ugu weyn adduunka.<\/p>\n<p>Ku dhawaad 200 oo maraakiib Iiraan ah oo laga helay biyaha Soomaaliya iyo Yemen ayaa ka mid ah hawlgallada kalluumeysiga sharci darrada ah ee la diiwaan galiyay sanadkaan 2020.<\/p>\n<p>GlobalFishing Watch (GFW) ayaa dowladda Soomaaliya la wadaagtay warbixin kusaabsan sirdoonka Kalluumaysiga. Warbixinta waxaa sidoo kale lala wadaagay dowladaha ay quseyso iyada oo loo marayo Guddiga Badweynta Hindiya (Indian Ocean Tuna Commission) (IOTC) iyo Fish-i Africa.<\/p>\n<p>Warbixintu waxay daaha ka rogaysaa kalluumeysiga sharci darrada ah ee baahsan ee ka jira biyaha Soomaaliya isla markaana taariikh ahaan xiriir la leh dhibaatooyinka burcad-badeednimadii ka jirtay Soomaaliya. Maraakiibta kalluumeysiga ee gobolka ayaa dhowaan bilaabay inay adeegsadaan nidaamka aqoonsi otomaatig ah (AIS).<\/p>\n<p>GFW waxay ogaatay in maraakiib baddan oo reer Iiraan ah ay si balaadhan uga hawl galaan aagagga dhaqaale ee gaarka ah ee Soomaaliya iyo Yemen (EEZs), iyo dhinaca badaha sare ee ku xiga.<\/p>\n<p>Qaybo yar oo ka mid ah maraakiibta ku goosha calanka Hindiya, Pakistan iyo Srilanka ayaa sidoo kale lagu aqoonsaday aagaggan.<\/p>\n<p>\u201cGobolku wuxuu wajahayaa caqabado waa weyn oo la xiriira sidii loo gaari lahaa maamul maareynta badweynta. Soomaaliya iyo Yemen labadaba waxaa ku yaraaday awoodooda amniga badaha iyadoo ay wiiqeen daganaansho la&#8217;aan iyo dagaal sokeeye, taas oo biyahooda ka dhigaysa mid aan la soo sheegin kalluumeysiga aan sharciyeysnayn,\u201dayaa lagu yidhi warbixinta.<\/p>\n<p>Si kastaba ha noqotee, dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada, iyagoo la shaqeynaya Bangiga Adduunka iyo Kalluumeysiga Afrika, waxay sameeyeen horumar wanaagsan oo ku saabsan xoojinta shatiga iyo la socodka howlaha kalluumeysiga iyo la dagaallanka burcad badeedda.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda caalamiga ah ee la socoshada kalluumaysiga ee (GFW) ayaa shaacisay dalalka Soomaaliya iyo Yemen inay yihiin halka ay ka dhacaan hawlgallada kalluumeysiga sharci darrada ah ee ugu weyn adduunka. Ku dhawaad 200 oo maraakiib Iiraan ah oo laga helay biyaha Soomaaliya iyo Yemen ayaa ka mid ah hawlgallada kalluumeysiga sharci darrada ah ee la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65933,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65932"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65940,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65932\/revisions\/65940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}