{"id":6583,"date":"2012-05-27T11:31:45","date_gmt":"2012-05-27T11:31:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6583"},"modified":"2012-05-27T11:41:33","modified_gmt":"2012-05-27T11:41:33","slug":"ciidamada-milatariga-tfg-da-oo-garab-milatari-ka-helaya-ciidamda-dowlada-dalka-kenya-oo-ku-sii-siqaya-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/ciidamada-milatariga-tfg-da-oo-garab-milatari-ka-helaya-ciidamda-dowlada-dalka-kenya-oo-ku-sii-siqaya-kismaayo\/","title":{"rendered":"Ciidamada milatariga TFG-da oo Garab Milatari Ka Helaya Ciidamda dowlada dalka Kenya Oo ku sii siqaya Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/ciidamada-kenya-iyo-kuwa-Soomaaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/ciidamada-kenya-iyo-kuwa-Soomaaliya-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"199\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6588\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/ciidamada-kenya-iyo-kuwa-Soomaaliya-300x199.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/ciidamada-kenya-iyo-kuwa-Soomaaliya.jpg 599w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nSHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya Gobalada Jubboyinka ayaa waxa ay sheegayaa in ciidamada dowlada TFG-da Oo Garab Ka Helaya kuwa Dalka Kenya In ay Bilaaween Dagaalo Ay Ku Balaarsanayaan Goobaha Ay Kaga Sugan Yihiin Gobalada Jubbooyinka.<\/p>\n<p>Sida Ay u sheegayaan  Warqabadka Radio Maanta Ila Waredyo Lagu kal soonyahay ayaa waxey caddeynayaan Ciidamada Dowlada KMG iyo Kuwa Kenya In ay Ku sii Siqayaan Magaalada Kismaayo oo Xarun U Ah Gobalka Jubbada Hoose<\/p>\n<p>Dhanka kale wararka ka soo baxaya saraakiisha Ciidamada Xarakada Al-shabaab ayaa waxa ay sheegayaan in ay dhankooda wadaan Qabanqaabo Ay Uga Gonleyihiin In ay dib Uga Soo ceshtaan Goobihiin Dhawaan Gacan ku heyntooda Lagala Wareegay.<\/p>\n<p>Si kastaba Ha ahaatee Hawl-galadaan ay wadaan ciidamada Midowga afrika iyo Kuwa Dowlada Soomaaliya ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xili ay sii weeqeyso Awoodii Ay Lahaayeen Xaraka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Wararka naga soo gaaraya Gobalada Jubboyinka ayaa waxa ay sheegayaa in ciidamada dowlada TFG-da Oo Garab Ka Helaya kuwa Dalka Kenya In ay Bilaaween Dagaalo Ay Ku Balaarsanayaan Goobaha Ay Kaga Sugan Yihiin Gobalada Jubbooyinka. Sida Ay u sheegayaan Warqabadka Radio Maanta Ila Waredyo Lagu kal soonyahay ayaa waxey caddeynayaan Ciidamada Dowlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6583","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6583","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6583"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6592,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6583\/revisions\/6592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}