{"id":65799,"date":"2020-06-20T20:22:45","date_gmt":"2020-06-20T17:22:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65799"},"modified":"2020-06-20T21:24:49","modified_gmt":"2020-06-20T18:24:49","slug":"wariyeyaal-wax-ka-qoray-mudaharaad-boosaaso-ka-dhacey-oo-laamaha-amnigu-suaalo-weydiinayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/06\/wariyeyaal-wax-ka-qoray-mudaharaad-boosaaso-ka-dhacey-oo-laamaha-amnigu-suaalo-weydiinayaan\/","title":{"rendered":"Wariyeyaal Wax Ka Qoray Mudaharaad Boosaaso Ka Dhacey oo Laamaha Amnigu Su&#8217;aalo Weydiinayaan."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>\u00a0Laamaha booliiska Puntland ayaa maanta u yeeray suxufiyiin ka holwgalla Puntland, kuwaas oo lagusoo eedeeyay inay buunbuuniyayeen mudaharaad maalintii shalay ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Maxamed Saalax Muumin oo katirsan warbaahinta SBC, ayaa looga yeeray xarunta taliska booliiska gobolka Nugaal, kadib markii laamaha amnigu u sheegeen\u00a0 in lagasoo gudbiyay ashtako ku saabsan warbixin uu ka qoray mudaharaad ka dhacay Bosaso.<\/div>\n<\/div>\n<p>Laamaha booliiska saacado kadib ayay siidaayeen weriyahan kadib markii su\u2019aalo laga weydiiyay qoraal uu ka qoray mudahaarad ka dhacay Bosaso.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Weriyaha oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uu laamaha booliiska ugudbiyay in warbixinta uu baahiyay ay ahayd xog ka hadlaysay waxa dhacay oo kaliya, balse aysan ku jirin buunbuunin iyo maran habaabin bulsho.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>\u201cDad ayaa laamaha amniga iga dacweeyay oo doonayay in la xiro, balse taliyaha qeybta booliiska gobolka Nugaal markaan ugu tagay xafiiskiisa waxaan u sheegay warbixinta aan baahiyay iyo sawirraba in ay ahaayeen kuwa sax ah oo ka hadlayay mudaharaad ka dhacay Bosaso, waana shaqadayda weriyinimo. Taliyaha, runtii wuu ku qancay warbixintayda si wanaagsana wuu iila dhaqmay,\u201d ayuu yidhi weriye Maxamed Saalax.Wuxuu sheegay sheegay in arintaan aysan waxba ka bedelidoonin dhexdhexaadnimadiisa iyo wararka xaqiiqada ah ee uu kuu daabaco bartiisa Facebook oo ay boqolaal kun ku xidhan yihiin.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, taliyaha qeybta booliiska gobolka Nugaal G\/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo la hadlay HOL, ayaa u sheegay in sababta ay ugu yeereen weriyaha ay tahay xaqiijinta eedeymo weriyaha loosoo jeediyay, balse markii uu wareystay uu ogaaday in weriyuhu aanu gelin wax qalad ah.<\/p>\n<p>\u201cShalay waxaa la buun buuniyay mudaharaad ka dhacay Bosaso, weriyuhu wuxuu soo qoray ,\u201d mudaharaad ayaa ka socda Bosaso iyo Sawir,\u201d. Dad kale ayaa buunbuuniyay oo adeegsanayay sawirro hore,\u201d ayuu yidhi Taliyaha.<\/p>\n<p>Puntland ayaa mudahaarad ka dhacay Bosaso oo loogasoo horjeeday afar xaafaddood oo magaalada loo qeybiyay waxay sheegtay in la buunbuuniyay oo ay ku lug leeyihiin dad kasoo horjeeda amniga Bosaso waxayna sheegtay inay tallaabo ka qaadayso.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Laamaha booliiska Puntland ayaa maanta u yeeray suxufiyiin ka holwgalla Puntland, kuwaas oo lagusoo eedeeyay inay buunbuuniyayeen mudaharaad maalintii shalay ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari. Maxamed Saalax Muumin oo katirsan warbaahinta SBC, ayaa looga yeeray xarunta taliska booliiska gobolka Nugaal, kadib markii laamaha amnigu u sheegeen\u00a0 in lagasoo gudbiyay ashtako ku saabsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65800,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65799","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65799","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65799"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65799\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65810,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65799\/revisions\/65810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65800"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65799"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65799"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65799"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}