{"id":6579,"date":"2012-05-27T08:23:21","date_gmt":"2012-05-27T08:23:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6579"},"modified":"2012-05-27T08:23:21","modified_gmt":"2012-05-27T08:23:21","slug":"dhagabadanciidamada-xooga-dalka-waxaan-uga-digaayaa-in-ay-dhibaateeyaan-shacabka-ka-soo-barakacaya-deegaanada-dhawaan-lagu-dagaalamay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/dhagabadanciidamada-xooga-dalka-waxaan-uga-digaayaa-in-ay-dhibaateeyaan-shacabka-ka-soo-barakacaya-deegaanada-dhawaan-lagu-dagaalamay\/","title":{"rendered":"Dhagabadan&#8221;Ciidamada Xooga Dalka Waxaan Uga Digaayaa In Ay Dhibaateeyaan Shacabka Ka Soo Barakacaya deegaanada Dhawaan Lagu Dagaalamay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Taliska Ciidamada xooga Dowlada KMG ayaa uga digay Waaxaha Askarta dowladda inay ka Foojignaadaan  xadgudubyada ay  kula kacayaan shacabka iyo hantidoodaba, inta ay ku guda jiraan howl-laha lagu sugayo amaanka ey dhawaan gacan ku heynteeda la wareegeen Ciidamda Dowlada.<\/p>\n<p>&#8220;Uma Dulqaadan Doono In La Dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed Ee Muddo 21 Sano La Taalaa Dhacaya Cudurada Iyo Dagaalada Sukeeye,Askarigii Lagu Soo Qabtana Isagoo Dhibaateynaya Shacabka Waxaan Ka Qaadeenaa Taalo Sharciga Waa Faqsan&#8221;Ayuu Yiri Jen. C\/kariin Yuusuf Aadan (Dhega-Badan)<\/p>\n<p>Sidoo Kale Abuundiiliyaha Ciidamda Waxaa uu sheegay in shacabka ay xaq u leeyihiin inay ku Naaloodaan Nabad kuna seexdaan, Taasna Wexeey Ku Helikaraan in ay  difaacaan Ciidamada qalabka sida, <\/p>\n<p>Sidoo kale Abaanduulaha ayaa Ciidamda Ku Yiri Halka Aad ka difaacileheedeen Shacabka Aad dartooda u Qaadeen Hubka Una Joogtaa Furunta Miyaad Hadana u Geysaneysaa Shacabkii Dhac iyo Dil Waa Wax Laga Yiq Yiq sado&#8221;Ayuu Yiri Mr Dhaga Badan<\/p>\n<p>Hadalka Ka Yeeray Abaanduuliyaha ayaa Waxa uu Imaanayaa xilli dad badan ay Baqdin  ka Qabaan  in La Dhibaateeyo  hantidooda oo taal Ceelasha Biyaha  iyo Naftooda iney ciidamada TFG-da U Geystaan Dhac.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Taliska Ciidamada xooga Dowlada KMG ayaa uga digay Waaxaha Askarta dowladda inay ka Foojignaadaan xadgudubyada ay kula kacayaan shacabka iyo hantidoodaba, inta ay ku guda jiraan howl-laha lagu sugayo amaanka ey dhawaan gacan ku heynteeda la wareegeen Ciidamda Dowlada. &#8220;Uma Dulqaadan Doono In La Dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed Ee Muddo 21 Sano La [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6579","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6580,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6579\/revisions\/6580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}