{"id":6574,"date":"2012-05-27T07:12:33","date_gmt":"2012-05-27T07:12:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6574"},"modified":"2012-05-27T07:12:33","modified_gmt":"2012-05-27T07:12:33","slug":"waxaa-habeenkii-xalay-magaalada-gaalkacyo-ku-geeriyooday-alle-ha-u-naxariisteeguddoomiyihii-hore-ahlu-sunna-ee-gdhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/waxaa-habeenkii-xalay-magaalada-gaalkacyo-ku-geeriyooday-alle-ha-u-naxariisteeguddoomiyihii-hore-ahlu-sunna-ee-gdhexe\/","title":{"rendered":"Waxaa habeenkii xalay magaalada gaalkacyo ku geeriyooday Alle ha u naxariisteeGuddoomiyihii hore ahlu sunna ee G\/dhexe."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/sheikh-cumar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/sheikh-cumar.jpg\" alt=\"\" width=\"137\" height=\"103\" class=\"alignnone size-full wp-image-6575\" \/><\/a><\/p>\n<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Allaha u naxariisto waxaa isbitaal ku yaala magaalada gaalkacyo ku geeriyooday gudoomiyihii hore ee ahlu sunna ee goboladda dhexe sheikh cumar sheikh maxamed faarax oo u geeriyooday shil gaari oo ka dhacay deegaanka dagaari ee g\/mudug.<\/p>\n<p>Sheikha ayaa loo qaaday markii uu dhaawaca soo gaaray isbitaal si xaaladiisa caafimaad loogu baxnaaniyo hase ahaate sheikha uu ku geeriyooday gudaha isbitaalka.<\/p>\n<p>Sheikh cumar sheikh maxamed faarax allaha u naxriisto waxa uu ka mid ahaa aasaasayaashii ururka ahlu sunna ee gobolada dhexe ee dalka somaliya waxaana uu ahaa sheikh cumar gudoomiyihii maamulka ahlu sunna wal jamaaca ee g\/dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Allaha u naxariisto waxaa isbitaal ku yaala magaalada gaalkacyo ku geeriyooday gudoomiyihii hore ee ahlu sunna ee goboladda dhexe sheikh cumar sheikh maxamed faarax oo u geeriyooday shil gaari oo ka dhacay deegaanka dagaari ee g\/mudug. Sheikha ayaa loo qaaday markii uu dhaawaca soo gaaray isbitaal si xaaladiisa caafimaad loogu baxnaaniyo hase [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6574","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6574","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6574"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6576,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6574\/revisions\/6576"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}