{"id":65713,"date":"2020-06-15T00:43:27","date_gmt":"2020-06-14T21:43:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65713"},"modified":"2020-06-15T00:48:29","modified_gmt":"2020-06-14T21:48:29","slug":"danaha-shirka-jabuuti-iyo-gudigii-wada-hadalada-soomaaliya-iyo-somaliland-oo-aan-qayb-ka-aheyn-shirka-jabuuti-ka-furmey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/06\/danaha-shirka-jabuuti-iyo-gudigii-wada-hadalada-soomaaliya-iyo-somaliland-oo-aan-qayb-ka-aheyn-shirka-jabuuti-ka-furmey\/","title":{"rendered":"Danaha Shirka Jabuuti iyo Gudigii Wada Hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland oo Aan Qayb Ka Aheyn Shirka Jabuuti Ka Furmey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Waxaa dalka Jabuuti iminka si rasmi ah uga bilowday wada-hadallada madaxda Soomaaliya iyo Somaliland,\u00a0 iyadoo la filayo in labada dhinac ay la yimaadaan Ajendayaal muhiim u ah wada-hadalka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo qoraal soo dhigay boggiisa Twitter-ka ayaa tilmaamay in dowladdiisa ay farxad gaar u tahay in dhinacyada Muqdisho iyo Hargeysa isi soo hor fadhiisiyaan,\u00a0 si loo dhammeeyo khilaafka labada dhinac u dhexeeya.Wararka Warsom ay ka heleyso ilo ku dhow wafdiga Somaliland shirka uga qeyb-galaya ayaa waxay sheegayaan in mid kamid ah qodobada ay doonayaan in loo meel-mariyo uu kamid yahay in dowladda Soomaaliya ay aqbasho heshiiskii DP World ee dekadda Berbera .<\/p>\n<p>Mareykanka iyo Midowga yurub ayaa gadaal ka riixaya in dib loo ammaamudo wada-hadalka Soomaaliya iyo Somaliland,\u00a0 iyadoo dhinaca kale Raysul wasaaraha Ethiopia Dr. Abiy Ahmed uu kaga faa&#8217;ideysanayo barnaamijkiisa is-dhex-galka gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Bishii February ee sanadkaan ayuu Abiy Ahmed magaalada Adis-Ababa ee xarunta waddanka Ethiopia ku kulansiiyay madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi, waxaana lagu heshiiyay xilligaas in Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysul wasaaraha Ethiopia ay tagaan Hargeysa,\u00a0 laakiin arrintaas ayaa ugu dembeyn shaqeyn waysay.\u00a0 Iyadoo Biixina uu beeniyay jiritaanka warkaas.Dhinaca kale,\u00a0 Guddigii uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland ayaan qeyb ka aheyn shirkan,\u00a0 iyagoo badi xubnahaas ay ku suganyihiin Muqdisho, halka Drs.Adna Aadan Ismaaciil oo Somaliland u qaabilsan wada-hadalladan ay qeyb ka tahay wafdiga la socda madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p>Lama oga qodobada shirkaan kasoo bixi kara iyo in labadaan dhinac\u00a0 ay durbaba gaari karaan heshiisyo hor-u-dhac ah,Somaliland Waxey Dooneysaa Madaxbannaani Iyo In ay Ka Go&#8217;do Soomaaaliya,Halka Soomaaliya ay Ku Dooneyso In Wada Hadaladan ay Soo Baxaan Wadajir Iyo Soomaali Midawda Mar Kale.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Jabuuti Lama Oga Danaha Gaarka ah ee Shirkan Ugu Jira Marka Laga Reebo Kacdoonka Shacabka Reer Jabuuti oo uu M\/weyne Ismaaciil\u00a0 Beryo Isaga Sii Jeedinayo Indhaha Dad weynaha,Hase Yeeshee R\/wasaaraha Ethiopia ayaa Xeelad Kale Wata Isagoo Garab ka Helaya Mareykanka Midawga Yurub iyo Qaar Ka Mid ah Dawladaha Midawga Africa Taas oo ah In uu Helo Midawga Dawladaha Geeska Africa oo Hal Wadan ah.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa dalka Jabuuti iminka si rasmi ah uga bilowday wada-hadallada madaxda Soomaaliya iyo Somaliland,\u00a0 iyadoo la filayo in labada dhinac ay la yimaadaan Ajendayaal muhiim u ah wada-hadalka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo qoraal soo dhigay boggiisa Twitter-ka ayaa tilmaamay in dowladdiisa ay farxad gaar u tahay in dhinacyada Muqdisho iyo Hargeysa isi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65714,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65713"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65719,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65713\/revisions\/65719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}