{"id":65688,"date":"2020-06-14T00:40:55","date_gmt":"2020-06-13T21:40:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65688"},"modified":"2020-06-14T00:49:06","modified_gmt":"2020-06-13T21:49:06","slug":"shirka-wada-hadalada-madaxda-soomaalida-oo-qaban-qaabadiisu-ka-socoto-dalka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/06\/shirka-wada-hadalada-madaxda-soomaalida-oo-qaban-qaabadiisu-ka-socoto-dalka-jabuuti\/","title":{"rendered":"Shirka Wada Hadalada Madaxda Soomaalida oo Qaban Qaabadiisu Ka Socoto Dalka Jabuuti."},"content":{"rendered":"<p>Isbuuca soo socda ayaa la rajeynayaa in ay kulmaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne Somaliland Muuse Biixi Cabdi,\u00a0 kulankaas oo qorshahu yahay inuu ka dhaco Jabuuti.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow Villa Somalia oo diiday inaan magacooda isticmaalno ayaa innoo xaqiijiyay in la qorsheeyay kulanka madaxdaan,\u00a0 islamarkaana dowladda Mareykanka ay dowr fiican ka qaadanayso arrintaan,\u00a0 si gaar ah Danjire Donald Yamamoto.<\/p>\n<p>Wada-hadalladaan oo soo bilowday 2016-dii ayaa in muddo ah hakad ku jiray,\u00a0 laakiin hadda waxa wuu qorshahu yahay in ay ka qeyb-galaan mas&#8217;uuliyiin culus oo labada dhinac ah.<\/p>\n<p>Ila-wareed ku sugan Somaliland ayaa sidoo kale war Baahinta u sheegay wasiirka arrimaha dibadda iyo Afhayeenka Aqalka hoose ee Baarlamanka Saleebaan Maxamuud Aadan ay qeyb ka noqon doonaan wada-hadalkaas,\u00a0 iyagoo matalaya Somaliland.<\/p>\n<p>Is-fahmi waaaga u dhexeeyay Muqdisho iyo Hargeysa ayaa kor usii kacay tan iyo intii uu madaxweyne Farmaajo uu xafiiska yimid.\u00a0 Waxayna xaaladda labada dhinac ay sii adkaatay markii Somaliland iyo hay&#8217;adda dekadaha Dubai ee DP World heshiis maal-gelin loogu sameynayo dekaddaas,\u00a0 kuna kacayo qiima gaaraya 440 milyuun oo doollar,\u00a0 heshiiskaas oo ay dowladda Soomaaliya xaaraantinimeysay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Biixi ayaa ku dooday in xaq ay Somaliland u leedahay in ay heshiisyo gasho si ka madax bannaan dowladda Soomaaliya,\u00a0 wada-hadal ay Muqdisho lasii wadaanna ay ku xirantay iney arrintaasi aqbalaan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa doorasho galaya billowga 2021-da waxaana laga yaabaa in labada dhinac ay sameeyaan dabacsanaan iyo isku soo dhowaanshiyo<\/p>\n<p>Labadan hoggaamiye ayaa horay bishii February ugu kulmay Itoobiya,\u00a0 kulankaas oo ahaa mid hareer socday kulankii guud ee Ururka midowga Afrika,\u00a0 waxaana is aragga mas&#8217;uuliyiintan xilligaasi ka shaqeeyay Raysul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isbuuca soo socda ayaa la rajeynayaa in ay kulmaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne Somaliland Muuse Biixi Cabdi,\u00a0 kulankaas oo qorshahu yahay inuu ka dhaco Jabuuti. Ilo ku dhow Villa Somalia oo diiday inaan magacooda isticmaalno ayaa innoo xaqiijiyay in la qorsheeyay kulanka madaxdaan,\u00a0 islamarkaana dowladda Mareykanka ay dowr fiican ka qaadanayso arrintaan,\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65689,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65688"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65692,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65688\/revisions\/65692"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65689"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}