{"id":6568,"date":"2012-05-26T09:52:23","date_gmt":"2012-05-26T09:52:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6568"},"modified":"2012-05-27T06:43:18","modified_gmt":"2012-05-27T06:43:18","slug":"xukuumada-siilaanyo-oo-ay-neef-qaboobi-ka-soo-baxday-ka-dib-markii-la-wargaliyay-in-maqaam-la-mid-ah-shirkii-london-lagu-casumayo-shirka-turkiga-ee-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/xukuumada-siilaanyo-oo-ay-neef-qaboobi-ka-soo-baxday-ka-dib-markii-la-wargaliyay-in-maqaam-la-mid-ah-shirkii-london-lagu-casumayo-shirka-turkiga-ee-soomaalida\/","title":{"rendered":"Xukuumada Siilaanyo Oo Ay Neef Qaboobi Ka Soo Baxday Ka Dib Markii La Wargaliyay In Maqaam La Mid Ah Shirkii London Lagu Casumayo Shirka Turkiga Ee Soomaalida."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/CalankaSomaliland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6571\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/CalankaSomaliland-300x233.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"233\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/CalankaSomaliland-300x233.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/CalankaSomaliland.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ee madaxda ka yahay madaxweyne Axmed<br \/>\nmaxamed Maxauud Siilaanyo, ayaa si rasmi ah loogu soo casuumay shirka<br \/>\narrimaha Soomaaliya ee Stanbul, iyadoo Somaliland lagu marti qaaday meeqaam<br \/>\nla mid ah kii shirkii London.<\/p>\n<p>Sida Jamhuuriya ku heshay xog dhaba oo kasoo baxday wasaarada arrimaha<br \/>\ndibadda ee Turkiga, waxa qoraalkaasi lagu xusay in inkastoo aanay dowlada<br \/>\nTurkigu aqoonsanayn, haddana lagu qaabili doono weftiga Somaliland uga qaybgali<br \/>\ndoona protocol ahaan mid la mid ah kii shirkii London ee bishii February.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa lagu sheegay qoraalkaasi in xukuumada Somaliland arrimaha<br \/>\nuu kale hadli doono wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Prof Dr Axmed<br \/>\nDavutoglu oo lagu wado inuu kullan yeesho xukuumada Somaliland dhawaan.<\/p>\n<p>Majiro wali xog dhaba oo kasoo baxday dhinaca xukuumada , hase yeeshee waxa<br \/>\nlagu la filayaa in shirkaasi ay Somailand uga qayb gali doonaan wasiiro sar<br \/>\nsare oo ka tirsan xukuumada Madaxweyne Siilaanyo, hase yeeshee madaxweyne<br \/>\nSiilaanyo aanu tagi doonin. Waxaanay xukuumada Turkiga si gooni ah uga ada hadli<br \/>\ndoonaan sidii Somaliland qayb uga heli lahayd kaalamada Turkigu ugu<br \/>\ntallogaleen Somaliland iyo Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nHargeysa.Somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Xukuumada Somaliland ee madaxda ka yahay madaxweyne Axmed maxamed Maxauud Siilaanyo, ayaa si rasmi ah loogu soo casuumay shirka arrimaha Soomaaliya ee Stanbul, iyadoo Somaliland lagu marti qaaday meeqaam la mid ah kii shirkii London. Sida Jamhuuriya ku heshay xog dhaba oo kasoo baxday wasaarada arrimaha dibadda ee Turkiga, waxa qoraalkaasi lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6568","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6568","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6568"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6570,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6568\/revisions\/6570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}