{"id":65624,"date":"2020-06-09T19:14:28","date_gmt":"2020-06-09T16:14:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65624"},"modified":"2020-06-09T20:34:01","modified_gmt":"2020-06-09T17:34:01","slug":"wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-oo-ka-hadlay-siyaasadda-debedda-iyo-cilaaqaadka-dawladaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/06\/wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-oo-ka-hadlay-siyaasadda-debedda-iyo-cilaaqaadka-dawladaha\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya oo Ka Hadlay Siyaasadda Debedda Iyo Cilaaqaadka Dawladaha."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo wareysi gaar ah oo soconayay muddo 25 daqiiqo ah siiyay Telefashinka Al-Araby ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan siyaasadda khaarajiga ah ee waddanka, waxaana wax laga weydiiyay dowrka muuqda oo uu dalka\u00a0 ku leedahay arrimaha Gobolka, mandiqadda Carabta, qaaradda Afrika iyo Caalamkaba .<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Wasiirka oo\u00a0 u muuqday mid si weyn u taxa-daraya ayaa su\u2019aalahaasi uga jawaabay, si furan, isagoo si gaar ah u dul istaagay meelo ay kamid ahaayeen arrinta Shirkadda Dekadaha Imaaraadka ee DP World , Xiriirka Qatar iyo Soomaaliya iyo saameyta siyaasadeed ee dalka uu\u00a0 ku yeeshay mowqifkii dhex-dhexaadnimada ahaa ee laga qaatay khilaafka dowladaha Khaliijka soo kala dhex-galay.Wasiir Cawad ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay dowr muuqda iminka ka qaadaneyso dhammaan Ururrada ay qeybta ka tahay islamarkaana ay ka muuqato, isagoo dhinaca mindaqadda geeska bari ee Afrikana tilmaamay in ay ka ciyaarayaan dowr xasillooni iyo nabad ku saleysan.<\/p>\n<p>Mowqifkii dhex-dhexaadnimada Khilaafka Qatar iyo dowladaha Khaliijka qaar ayaa waxa uu tilmaamay in culeys adag ay kala kulantay Soomaaliya, balse ugu dembeyn ay dhammaan arrimahaasi maareysay.<\/p>\n<p>Weriye Shaafici Abtidoon oo wareysigan qaadayay ayaa waxa uu weydiiyay Wasiir Axmed Ciise Cawad &#8220;bal inuu wax tafaasiil ah ka bixiyo xiriirka Qatar kala dhexeeyo Soomaaliya?&#8221;, hase-ahaatee Wasiir Cawad ayaa si wanaagsan ugu ammaanay Qatar kaalinta garab istaagga ah oo ay sii yeen iyo xiriirka suubban ee kala dhexeeya Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cRuntii Soomaaliya waxay ka kabaneysa dhibaato daba-dheeraatay, waxaan aad ugu mahad-celineynaa dowlad iyo shacabba walaalaheenna Qatar kaalinta togan oo ay ka qaateen xalka Soomaaliya iyo garab istaagga ay innoo muujiyeen\u201d ayuu wasiir cawad ku sheegay Wareysigii uu siiyay Telefashinka Al-Araby .<\/p>\n<p>Dhinaca kale mar wax laga weydiiyay xiriirka Soomaaliya iyo dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxa uu ku jawaabay inuu jiro hoos u dhac\u00a0 xiriirka ah iyo is-fahmi waa\u2019 , isagoo intaa ku daray in Soomaaliya ay ku dadaashay adkeynta xiriir ku dhisan walaalnimo iyo ixtiraam ka yimaada labada dhinac, sidaasi darteed mid la mid ahna\u00a0 ka rajeynayeen dhanka kale , laakiin si loo dhammeeyo khilaafka Khaliijka, loona midooyo\u00a0 dalalkaas, loogana shaqeeyo xiriirkooda oo wanaagsanaada, dowaan Ayaan rajeyneynaa ayuu yiri iney iska soo dhammaadaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiir Axmed Ciise Cawad ayaa la weydiiyay halka ay ku dembeysay qaddiyaddii Shirkadda dekadaha Dubai oo is-fahmi waaga labada dal sabab u aheyd, waxa uuna ku jawaabay \u201cShirkaddaasi waxay sameysay wax aan wanaagsaneyn, waxayna ku xad-gudubtay midnimada dhulkeenna, welina kama aaney waantoobin fara-gelinteeda in ay sii socdaan, waxaana u maleyneynaa in ay tahay shirkad gaar loo leeyahay, sidii horayba la innoogu sheegay, waxaana rajeyneynaa in dowladda Imaaraadka ay soo fara-geliso oo ay ka joojiso hab-dhaqankaas aan qurxooneyn ee shirkaddaas\u201d .<\/p>\n<p>Wasiir Axmed Ciise waxa uu intaa ku daray in Soomaaliya ay rajeyneyso haddii Imaaraadka ay sidaasi sameeyaan in xiriirkii uu kusoo noqon karo sidii hore.<\/p>\n<p>\u201c Innagu Soomaaliya waan sabarnay, laakiin dulqaadku xad ayuu leeyahay, sida dowladaha kalana waxaan diyaar u nahay in aan difaacno midnimada dhulkeenna\u00a0 \u201c ayuu Wareysigiisa ku yiri Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya .<\/p>\n<p>Ugu dembeyn wuxuu ka hadlay Gobolka Geeska Afrika isagoo sheegay in lagama maarmaan ay tahay in lagu wada jiro nabad iyo xasillooni, sidoo kalena lagu heshiiyay fur-furnaashiyo iyo in Caalamka weji wanaagsan lagula tacaamulo.<\/p>\n<p>Telefashinka Al-araby ayaa waxa uu saldhiggiisa weyn ku yaallaa dalka Ingiriis, waxaana hadda maamulo Weriye horay uga tirsanaa Telefashinka Aljazeera ee ku yaalla Doha , waxayna TV-gaan dadka falanqeeya siyaasadda Carabta ay ku sheegaan mid la aragti ah dowladda Qatar, walow maamulaha xaruntaan warbaahineed Abbas Nasser uu kasoo jeedo dalka Lubnaan.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Spm_wUBm7rQ\" width=\"660\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo wareysi gaar ah oo soconayay muddo 25 daqiiqo ah siiyay Telefashinka Al-Araby ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan siyaasadda khaarajiga ah ee waddanka, waxaana wax laga weydiiyay dowrka muuqda oo uu dalka\u00a0 ku leedahay arrimaha Gobolka, mandiqadda Carabta, qaaradda Afrika [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65625,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65624","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65624"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65630,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65624\/revisions\/65630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65625"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}