{"id":65611,"date":"2020-06-09T17:05:47","date_gmt":"2020-06-09T14:05:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65611"},"modified":"2020-06-09T21:40:35","modified_gmt":"2020-06-09T18:40:35","slug":"maamulka-k-galbeed-oo-soo-saarey-war-qoraal-la-xiriira-wada-tashiga-arrimaha-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/06\/maamulka-k-galbeed-oo-soo-saarey-war-qoraal-la-xiriira-wada-tashiga-arrimaha-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Maamulka K\/galbeed oo Soo Saarey War Qoraal La Xiriira Wada Tashiga Arrimaha Doorashooyinka."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">War qoraal ah oo kasoo baxay maamulka Koofur galbeed ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu beeniyay wararka sheegayay in maamulkaasi uu ka biya diiday ka qeyb-galka ku aaddan\u00a0 wada \u2013xaajoodka dowladda dhexe iyo dowladda goboleedyada arrimaha la xiriira doorashada\u00a0 Soomaaliya.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in aysan Koofur Galbeed la socon halka uu warkaasi ka yimid, islamarkaana ay diyaar u yihiin in dowladda dhexe iyo maamullada Faderaalka qeybta ka ah ay ka arrinsadaan arrimaha doorashada soo socota.\u201cMaamulka Koofur galbeed wuxuu leeyahay guddi gaar ah oo u\u00a0 xil saaran arrimaha dowladda dhexe lagala hadlayo doorashada\u201d ayaa lagu yiri war murtiyeedka kasoo baxay maamulkaas.<\/p>\n<p>Maamullada qeybta ka ah faderaalka ayaa waxaa la sheegay in waayadaan ay qaarkood kulamo lalahaayeen guddi ka socda dowladda dhexe , iyagoo kala hadlayay arrimaha doorashada.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2020\/images\/Jun\/202069637272706849473132.jpg\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2020\/images\/Jun\/202069637272707102094908.jpg\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo kasoo baxay maamulka Koofur galbeed ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu beeniyay wararka sheegayay in maamulkaasi uu ka biya diiday ka qeyb-galka ku aaddan\u00a0 wada \u2013xaajoodka dowladda dhexe iyo dowladda goboleedyada arrimaha la xiriira doorashada\u00a0 Soomaaliya. Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in aysan Koofur Galbeed la socon halka uu warkaasi ka yimid, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65611"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65615,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65611\/revisions\/65615"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65612"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}