{"id":65589,"date":"2020-06-06T21:12:38","date_gmt":"2020-06-06T18:12:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65589"},"modified":"2020-06-07T00:42:46","modified_gmt":"2020-06-06T21:42:46","slug":"jaaliyadaha-debedda-ee-reer-jabuuti-oo-wada-abaabul-ka-dhan-ah-sidii-loola-dhaqmey-duuliye-fuaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/06\/jaaliyadaha-debedda-ee-reer-jabuuti-oo-wada-abaabul-ka-dhan-ah-sidii-loola-dhaqmey-duuliye-fuaad\/","title":{"rendered":"Jaaliyadaha Debedda ee Reer Jabuuti oo Wada Abaabul Ka Dhan ah Sidii Loola Dhaqmey Duuliye Fu&#8217;aad."},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Cabdiraxmaan bashiir oo ka mid culumada reer Jabuuti ayaa ku eedeeyey dowladda Jabuuti sida arxan darrada ah ee ay ula dhaqantay duuliye Fu&#8217;aad Yusuf Cali oo ku xiran xabsi ku yaala magaalada Jabuuti.<\/p>\n<p>Sheekh Cabdiraxamaan Bashiir oo wareysi kooban siiyay Hiiraan Online ayaa sheegay in ay wadaan abaabul xoogan oo ay ku doonayaan in ku cadaadiyaan dowladda Jabuuti sidii xoreyadiisa u siin lahayd Duuliye Fu&#8217;aad Yusuf Cali.<\/p>\n<p>\u201cDuuliye Fu&#8217;aad ayaa dhibaato la xiriirta mushaar la\u2019aan muddo sannad ah iyo caddaadis madaxda Ciidan Cirka Jabuuti darteed uga tagay dalka Jabuuti, wuxuuna magan-galiyo weydiistay dalka Itoobiya. Wuxuuna Duuliye Fu&#8217;aad duubay video uu kaga sheekeynayo dhibaatada ka jirta dalka Jabuuti\u201d ayuu yiri Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Itoobiya oo xiriir wanaagsan kala dhexeeyo dalka Jabuuti ayaa dib ugu soo celisay Duuliye Fu&#8217;aad dalka Jabuuti. Sid ka muuqata Videoga uu iska soo duubay, waxaa ka muuqda jir-dil xoogan\u201d Ayuu yiri Sheekh Cabdiraxamaan Bashiir.<\/p>\n<p>Kama filaneyn ayuu yiri Sheekh Cabdiraxamaan R\/wasaare Abiy Axmed oo la siiyey abaal-marinta ugu sareeysa ee Nobel Peace in uu dib ugu celiyo duuliye Fu\u2019aad isaga oo waliba og dhibaatada ay kula kici-doonaa dowladda Jabuuti.<\/p>\n<p>Sheekh Cabdiraxamaan Bashiir iyo Jaaliyadda reer Jabuuti ee magaalada Ottawa ayaa wada abaabul xoogan oo aay ku doonayaan in si deg-deg wax looga qabto xaaladda murugsan ee uu ku sugan yahay Duuliye Fu&#8217;aad Yuusuf Cali.\u00a0 Waxay isla abaabuleen qodobada soo socda:<\/p>\n<p>1)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In la diyaariyo bannaanbaxo dhammaan magaalooyinka ay ku nool yihiin Soomaalida gaar ahaan magaalada Washington oo ku taalo safaaradda Jabuuti.<\/p>\n<p>2)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In dhibaatada Fu&#8217;aad Yuusuf Cali lala wadaago xildhibaanada dalalka taageera dowladda Jabuuti gaar ahaan dalka Mareykanka oo Saldhig Milatari ku leh dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>3)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In dacwad ka dhan ah dowladda Jabuuit loo gudbiyo hay\u2019adaha u dooda xuquuqul aadamaha. Si gaar ahna farta loogu fiiqo R\/Wasaare Abiy Axmed.<\/p>\n<p>4)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In kaalmo dhaqaale oo joogta ah la siiyo qoyska Fu\u2019aad Yuusf Cali.<\/p>\n<p>Wararka sidoo kale ka immaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegay in Deeqa Ciise Duhur oo ka tirsan ciidan ilaalada madaxtooyada iyo Mustafa Aadan Shire oo horay uga tirsanaa ciidanka Jabuuti ee ka howl gala gobolka Hiiraan ay shaqadoodii iska casileen arrinta la xiriirta Fu\u2019aad Yusuf Cali .<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Cabdiraxmaan bashiir oo ka mid culumada reer Jabuuti ayaa ku eedeeyey dowladda Jabuuti sida arxan darrada ah ee ay ula dhaqantay duuliye Fu&#8217;aad Yusuf Cali oo ku xiran xabsi ku yaala magaalada Jabuuti. Sheekh Cabdiraxamaan Bashiir oo wareysi kooban siiyay Hiiraan Online ayaa sheegay in ay wadaan abaabul xoogan oo ay ku doonayaan in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65590,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-65589","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65589","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65589"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65605,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65589\/revisions\/65605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}