{"id":65548,"date":"2020-06-04T01:13:59","date_gmt":"2020-06-03T22:13:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65548"},"modified":"2020-06-04T02:36:53","modified_gmt":"2020-06-03T23:36:53","slug":"dawladda-kenya-oo-soo-bandhigtay-qorshaha-ka-bixitaanka-ciidamada-ee-ku-sugan-gudaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/06\/dawladda-kenya-oo-soo-bandhigtay-qorshaha-ka-bixitaanka-ciidamada-ee-ku-sugan-gudaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dawladda Kenya oo Soo Bandhigtay Qorshaha Ka Bixitaanka Ciidamada ee Ku Sugan Gudaha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Kenya iyo wadamada kale ee ciidamadooda ay ka joogaan Soomaaliya, kuwaas qeyb ka ah howgalka midowga Afrika ee Amisom ayaa la filayaa inay baxaan Soomaaliya marka la gaaro Diseembar sanadka 2021.<\/p>\n<p>Warbixin lagu daabacay wargeyska Daily Nation, ayaa lagu sheegay, talaabada koowaad oo ay ciidamada Kenya uga baxayaan Soomaaliya in ay tahay, in dib u habeyn lagu sameeyo Ciidamada Qaranka Soomaaliya si ay dalka ugu horseedaan nabad waarta.<\/p>\n<p>Talaabada labaad waxay tahay in Al-shabaab laga sifeeyo dhulka Jubbaland, oo ah marinka Al-shabaab ugasoo gudbaan xadka Kenya, waxaana degaanada Kenya ay farta ku fiiqday kamid ah degmada Jilib\u00a0 oo kamid ah dhulka Al-shabaab ku xoogan yihiin.<\/p>\n<p>Sidoo kale in la hagaajiyo xidhiidhka u dhexeeya Jubbaland iyo dowladda federalka Soomaaliya iyada oo la xoojinayo federaalnimada iyo xasilloonida nabadgelyada Muqdisho iyo waddamada deriska ah.<\/p>\n<p>Talaabada saddexaad waxay tahay in labada dowladdood xoojiyaan amniga xadka ay wadagaaan Kenya iyo Soomaaliya, iyadoo Kenya u aragta qatarta amni ee ugu weyn inay uga timaado xadka ay la wadaagto Soomaaliya.<\/p>\n<p>Furista xafiisyo socdaal oo laga furayo meelaha laga soo galo Mandheera, El-Wak, Gherille, Liboi, Kolbio iyo Kiunga.<\/p>\n<p>Talaabada afaraad waxay tahay xoojinta howlaha sirdoonka iyo amniga ee magaalooyinka Nairobi, Mombasa, Wajir, Moyale, Busia, Namanga, Lamu iyo Lokichoggio.<\/p>\n<p>Talaabada shanaad waxay tahay iskaashi lagu xoojinayo heshiiska Kenya, Soomaaliya iyo Itoobiya ee la xiriira walaaca amniga. Waxay sidoo kale ku lug leedahay kor u qaadista amniga wadajirka ah ee Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Golaha ammaanka ayaa dhawaan muddo sagaal bilood ah u kordhiyay waajibaadka ciidamada Amisom ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kenya iyo wadamada kale ee ciidamadooda ay ka joogaan Soomaaliya, kuwaas qeyb ka ah howgalka midowga Afrika ee Amisom ayaa la filayaa inay baxaan Soomaaliya marka la gaaro Diseembar sanadka 2021. Warbixin lagu daabacay wargeyska Daily Nation, ayaa lagu sheegay, talaabada koowaad oo ay ciidamada Kenya uga baxayaan Soomaaliya in ay tahay, in dib u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65549,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65548","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65548"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65561,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65548\/revisions\/65561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}