{"id":65522,"date":"2020-06-02T01:52:50","date_gmt":"2020-06-01T22:52:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65522"},"modified":"2020-06-04T02:26:55","modified_gmt":"2020-06-03T23:26:55","slug":"xisbiyo-siyaasadeed-iyo-ururo-bulsho-rayid-ah-oo-dacwad-geeyey-maxkamadda-sare-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/06\/xisbiyo-siyaasadeed-iyo-ururo-bulsho-rayid-ah-oo-dacwad-geeyey-maxkamadda-sare-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Xisbiyo Siyaasadeed iyo Ururo Bulsho Rayid ah oo Dacwad Geeyey Maxkamadda Sare ee Dalka."},"content":{"rendered":"<p>Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda,Isbaheysiga Xisbiyada Higsi iyo Qaar Kamid ah Ururada Bulshada Rayidka ah Ayaa Dacwad Ka Dhan ah Xeerka Doorashooyinka Golyaashu Ansixiyeen M\/weynuhuna Saxiixey Kaas oo ay Diidan yihiin In Aan Doorasho Dalku ku Geli karin Danta Dalkuna Ku Jirin Sidaas Awgeedna Maxkamadda Dacwadda U Geeyeen Si Maxkamadda Sare U Laasho Xeerkaas.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Md Cali Maxamed Nuux Timajilic Ayaa La Hadlay Warbaahinta Iyadoo ay Dhinac Fadhido Gudoomiyaha Isbaheysiga Higsi Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan Ayaa Tibaaxey In Labada Isbaheysi Iyo Bulshada Rayidkuba ay Isla Qaateen In Xeerka Doorashooyinka Golayaashu Ansixiyeen uusan Dan Dalka Iyo Dadka U Aheyn.<\/p>\n<p>Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo kamid ah mudanayaasha Baarlamanka Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya,\u00a0 sidoo kalana ah\u00a0<span class=\"oi732d6d ik7dh3pa d2edcug0 qv66sw1b c1et5uql a8c37x1j muag1w35 ew0dbk1b jq4qci2q a3bd9o3v knj5qynh oo9gr5id hzawbc8m\" dir=\"auto\">hogaamiyaha Xisbiga NDP<\/span> ayaa waxay maanta sheegtay in ay u gudbisay maxkamadda sare ee qaranka dacwad ka dhan ah sharciga doorashooyinka Soomaaliya ee dhowaan ay meel-mariyeen xildhibaannada labada aqal,\u00a0 madaxweynahuna uu saxiixay.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale sheegtay xildhibaan Fowsiya in aysan la dhacsaneyn hannaanka sharciga doorashooyinka loo dhigay,\u00a0 taas oo ay qeexday in uu ula muuqdo mid aan cadaalad siman siineyn muwaadiniinta.<\/p>\n<p>&#8220;Annaga waxaan u baahannahay in muwaadiniinta dalka ay u sinnaadaan,\u00a0 sidoo kalana laga gudbo 4.5 &#8221; ayeey u sheegtay warbaahinta Muqdisho xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan.<\/p>\n<p>Xildhibaanaddu waxay intaa ku dartay in dacwada ay kala shaqeeyeen abuukaatayaal si fiican ula diyaariyay,\u00a0 waxayna gudbinta dacwadaan Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ay kusoo aadeysaa xilli Soomaaliya\u00a0 dhowaan ay isku diyaarineyso doorashadii Baarlamanka iyo tan Madaxweynaha.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda,Isbaheysiga Xisbiyada Higsi iyo Qaar Kamid ah Ururada Bulshada Rayidka ah Ayaa Dacwad Ka Dhan ah Xeerka Doorashooyinka Golyaashu Ansixiyeen M\/weynuhuna Saxiixey Kaas oo ay Diidan yihiin In Aan Doorasho Dalku ku Geli karin Danta Dalkuna Ku Jirin Sidaas Awgeedna Maxkamadda Dacwadda U Geeyeen Si Maxkamadda Sare U Laasho Xeerkaas. Gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65524,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65522","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65522","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65522"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65558,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65522\/revisions\/65558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}