{"id":65466,"date":"2020-05-29T22:43:59","date_gmt":"2020-05-29T19:43:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=65466"},"modified":"2020-05-29T23:36:46","modified_gmt":"2020-05-29T20:36:46","slug":"m-weyne-trump-la-taliyihiisa-oo-dhaliilay-laanta-voa-ee-dalka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2020\/05\/m-weyne-trump-la-taliyihiisa-oo-dhaliilay-laanta-voa-ee-dalka-mareykanka\/","title":{"rendered":"M\/weyne Trump La Taliyihiisa oo Dhaliilay Laanta voa ee Dalka Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p>Mid kamid ah la taliyayaasha sare ee madaxweyne Donald Trump oo lagu magacaabo Brain Hook\u00a0 ayaa waxa uu dhaleeceyn usoo jeediyay idaacadda Codka Mareykanka \u201cVOA\u201d isagoo ku eedeeyay in ay Afhayeen u noqotay dowladda Iiiraan.<\/p>\n<p>Aragtidiisa ayaa waxay dhalineysaa dood adag, kadib markii Arbacadii qoraalkiisa uu kusoo baxay Wargeyska The New York Times Post uu noqday mid si weyn looga hadal hayo Aqalka cad.<\/p>\n<p>\u201cMaxay canshuur bixiyayaasha Mareykanka ah u sameeyeen \u201cIdaacadda Codka Mulla\u201d Iiraan \u201c ayuu ku sheegay qoraalkiisa oo ku socday Aqalka cad Brain Hook , waxa uuna dhalan rogay magacii Idaacadda Codka Mareykanka, isagoo ka dhigay raadiye ku hadla Codka wadaadka ugu sarreeya ee talada Iiraan.<\/p>\n<p>Ninkaan ayaa waxa sidoo kale uu la taliye u yahay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo.\u00a0 Eedeyntiisa ayaa waxa ay ku qotontaa mid uu Idaacadda ku dhaliilayo in ay dacaayad u sameyneyso dowladda Iiraan oo ay aad u kala fogyihiin Mareykanka .<\/p>\n<p>VOA-da ayaa waxaa la aas-aasay sanadkii 1942-dii, ujeedka hawada loo galiyayna waxay aheyd in siyaasadda Mareykanka loogu sheego dhageystayaasha Caalamka, waxay ku hadashaa luuqado kala duwan oo ay kamid tahay Afka Persia.<\/p>\n<p>Brain Hook wuxuu aaminsanyahay in Idaacaddu ay gabtay dowrkii ay ku laheyd siyaasadda labada dhinac u dhexeysa ee Mareykanka iyo Iiraan, islamarkaana ay iibiso aragtida dowladda .<\/p>\n<p>Bilowgii bishaan madaxweyne Trump ayaa sheegay in uusan ku qanacsaneyn hannaanka Idaacaddu u tebineyso xanuunka COVID-19, waxa uu sidoo kale sheegay in ay noqotay bar la mariyo dacaayadaha Shiinaha .<\/p>\n<p>Sanadkii 2014-kii dhowr xildhibaan oo wada jira, kana tirsan Congress-ka\u00a0 ayaa codsaday in baaritaan lagu sameeyo laanta Afka Persia ee VOA-da , kadib markii\u00a0 eedo loo jeediyay.<\/p>\n<p>Idaacadda Codka Mareykanka ayaa hadda waxay kamid tahay warbaahinta aadka looga dhageysto dunida, si gaar ah, Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa aad looga dhageystaa gudaha Soomaaliya, iyadoo wararka iyo xogaha ay soo gudbiso bulshadu ay aad ugu xiranyihiin marka lagu qiimeeyo sida dalka looga dhageysto.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mid kamid ah la taliyayaasha sare ee madaxweyne Donald Trump oo lagu magacaabo Brain Hook\u00a0 ayaa waxa uu dhaleeceyn usoo jeediyay idaacadda Codka Mareykanka \u201cVOA\u201d isagoo ku eedeeyay in ay Afhayeen u noqotay dowladda Iiiraan. Aragtidiisa ayaa waxay dhalineysaa dood adag, kadib markii Arbacadii qoraalkiisa uu kusoo baxay Wargeyska The New York Times Post uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":65467,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-65466","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65466","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65466"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65475,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65466\/revisions\/65475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65467"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}