{"id":6541,"date":"2012-05-26T08:46:56","date_gmt":"2012-05-26T08:46:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6541"},"modified":"2012-05-26T08:48:57","modified_gmt":"2012-05-26T08:48:57","slug":"afhayeenka-amisom-eoo-sheegay-iney-la-wareegeen-degmada-afgooy","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/afhayeenka-amisom-eoo-sheegay-iney-la-wareegeen-degmada-afgooy\/","title":{"rendered":"Afhayeenka AMISOM eoo sheegay iney la wareegeen degmada afgooy"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Paddy-Ankunda.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6542\" title=\"Paddy-Ankunda\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Paddy-Ankunda-e1338021976371.jpg\" alt=\"\" width=\"523\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Paddy-Ankunda-e1338021976371.jpg 523w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Paddy-Ankunda-e1338021976371-300x275.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 523px) 100vw, 523px\" \/><\/a>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM<\/span><\/p>\n<p>Afhayenka ciidamada AMISOM Captain paddy ayaa sheegay in ay lawaregen gacan ku heynta degmada afgooye oo xarakada alshabaab u aheyd magaallo istaraatiiji u ah jiritaanka alshabaab<\/p>\n<p>Captain paddy ayaa waxa uu intaa raaciyay in degmada Afgoye oo qiyaastii 30 Km u jirta magaalada caasimada muqdisho\u00a0 ay aheyd fariisan muhiim ah oo ay alshabaab ku tashan jirtay\u00a0 balse hada taasi ay soo afmeyrantay<\/p>\n<p>Mr Paddy Ankunda waxa uu yiri asigoo la hadlayay BBC da in alshabaab marnaba aanay soo haweysandoonin degmada afgooye ee gobolka Sh\/hoose Marka laga reebo magaalada kismaanyo<\/p>\n<p>Afhayenka ayaa waxa uu sheegay in hada ay fursad gargar bani aadmi nimo ay helidoonan 400 kun oo barakacaay ah kuwaasi oo la heystayaal u ahaa xarakada alshabaab ee iyagu mudada dheer ka talinayay deegaanada ay hada la wareegeen Ciidamada DKMG ah ee soomaaliya iyo Ciidanka AMISOM ee nabad ilaalinta ujooga dalka soomaaliya<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa soo hadal qaaday howlgalada ka socanaya degmada Afgooye ee la sheegay in lagu sugayo amaanka deegaanada ay la wareegen Ciidamada isbiirsanaya ee goobta ka saaray Xarakada alshabaab.<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM Afhayenka ciidamada AMISOM Captain paddy ayaa sheegay in ay lawaregen gacan ku heynta degmada afgooye oo xarakada alshabaab u aheyd magaallo istaraatiiji u ah jiritaanka alshabaab Captain paddy ayaa waxa uu intaa raaciyay in degmada Afgoye oo qiyaastii 30 Km u jirta magaalada caasimada muqdisho\u00a0 ay aheyd fariisan muhiim ah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6541","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6541"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6544,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6541\/revisions\/6544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}